Madaxweyne #Muse #Biixi ayaa gaadhay caasimadda Dalka Imaraadka Carabta ee #AbuDhabi, halkaasi oo uu salaan Madaxweyne kaga qaatey ciidanka maamuska dalkaasi. Safar dhowr maalmood qadan doona ayuu ku joogi doonaa Imaraadka, ka dib martiqaad uu ka heley dawladdaasi pic.twitter.com/AHwfuKQolb

— Mohamed Ali Bile (@BilemohamedAli) March 9, 2019