DFS waxay bogaadineysaa sida Mad. Maamulka Soomaaliland Mudane Muuse Biixi uu u aqbalay in Maamulkiisa & Dowladda Federaalka ay wada shaqeyn dhaw yeeshaan. Dowladdu waxay u aragtaa in tallaabo wanaagsan hore loo qaaday, waxayna diyaar u ah in ay ka miro dhaliso wada shaqeyntaas.

— Villa Somalia (@TheVillaSomalia) February 20, 2019