Taliyaha Guud ee ciidanka Qaranka #Somaliland General Nuux Taani ayaa Riyo ku tilmaamay hamiga beenta ee #Puntland oo ah inay doonayso inay duulaan soo qaado oo dhul Somaliland ah qabsato. Waxaanu hadalkaa ka jeediyay aaga #TukaRaq ee jiida hore. https://t.co/nh1svS9gRP pic.twitter.com/rSKRDNxcTw

— Voice of Somaliland's Nation 🇦🇪 (@Somalilander6) June 23, 2018