Waxaan u hambalyeynayaa madaxweynaha la doortay ee dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Dani. Waxaan Alle uga baryayaa in uu u fududeeyo mas’uuliyadda loo igmaday. Shacabka & mas’uuliyiinta Puntland-na waxaan ugu baaqayaa in lala shaqeeyo madaxwayne Siciid #NabadIyoNolol

— OPM Somalia 🇸🇴 (@SomaliPM) January 8, 2019