All Activity

This stream auto-updates     

  1. Past hour
  2. Today
  3. It is much deeper than as you put it. It is a realisation, it is a vindication of Somaliland long held positions. The psuedo 'Unionists' have been on the ropes for quiet sometime and more and more irrelevant.
  4. Muqdisho (SMN) – Akhristayaasheena ku xiran website-ka waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Bar__Qubanaha-16102019.mp3 View the full article
  5. Muqdisho (Caasimada Online) – Saddex nin ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, ka dib markii la weeraray iyagoo la socda Mooto Bajaaj. Saddexdan nin ayaa waxaa lagu dilay inta u dhaxeyso Labada Buundo ee Degmada Waaberi, gaar ahaan meel ku dhow Maqaaxida caanka ah ee Baar Ha I Dhaafin. Dilkan ayaa waxaa gaystay rag bastoolado ku hubeysnaa, kuwaa oo dilka ka dib ay u suurta-gashay in ay ka baxsadaan halkii ay falka ka gaysteen. Wararka ayaa sheegaya in goobtaasi ay ku baxeen ciidanka booliska ee ka hawlgala Degmada Waaberi, waxayna ka sameeyeen hawlgal aanay cidina ku soo qaban Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in raggaasi dilka ka dib laga qaatay bastoolado ay wateen, inkastoo aanay weli tani xaqiijin Saraakiisha hay’adaha ammaanka. Ma jirto cid sheegatay masuuliyadda dilkan, balse dilalka ceynkani oo kala ah ayaa waxaa sheegta Ururka Al Shabaab oo ka biyo diidan jiritaanka Dowladda Federaalka iyo joogitaanka dalka ee Ciidamada Amisom. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  6. The al-Shabab militant group has sown fear and terror in Eastern Africa for more than a decade. The terrorist group is fighting to oust the Somali government and establish a society based on a rigid interpretation of Islamic Shariah law. Its original leadership was affiliated with al-Qaeda. Source: Hiiraan Online
  7. (SLT-Hargeysa)-Masuul Ka Tirsan Wasaaradda Gaadiidka Somaliland Oo La Xidhay, halkan hoose ka Daawo Source
  8. Muqdisho-(Caasimada Online)-Ururka Al-Shabaab ayaa bilaabay qorshe u eg in ay Muqdisho uga cunna qabateynayaan ganacsiga gobolka Shabeellada Hoose oo ay ugu horeyso Khudaarta ka soo go’da beeraha gobolkaas. Al-Shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgalo kala duwan ka fuliyay gobolka Shabeellda Hoose, waxayna inta u dhexeeysa deegaanada Lambar 60 iyo Buulo Naagey ku gubeen ilaa Afar gaari oo Khudaar u soo siday magaalada Muqdisho. Gadiidka ay gubeen Al-Shabaab ayaa dhamaantood ahaa nuuca loo yaqaano HOMY ama Caasi, waxayna af duubteen dadkii watay gaadiidkaas. Saraakiil ka tirsan militariga Soomaaliya ayaa sheegay in kooxdii gubtay gaadiidkaas iyo iyaga oo ku soo baxay ay dhex martay is rasaasayn muddo socotay, balse ay baxsadeen horayna u kaxaysteen dadkii watay gaadiidka ay gubeen. Sidoo kale Al-Shabaab ayaa duhuradii maanta inta u dhaxaysa deegaanka Lambar 50 iyo Awdheegle waxa ay ku dileen darawalkii waday gaari Qaad siday, iyagoo isla goobta ku gubay gaarigii marxuumka, Dhinaca kale dad ku sugan Shabeellada Hoose ayaa Caasimada Online u xaqiijiyay in gaadiid khudaar u soo siday Muqdisho ay Al-Shabaab ku xanibeen maanta inta u dhaxaysa deegaanada Ceel-wareegow iyo Lambar 60, kuwaas oo caawa ku hoyanaya halkaas. Al-Shabaab ayaa horay u baacsan jiray gaadiidka Muqdisho soo galiya Dhuxusha, iyagoo bilihii lasoo dhaafay gobolada Shabeellada Hoose iyo Shabeellada Dhexe ku gubay ku dhawaad 20 gaari oo ahaa kuwa loo yaqaano Indhatareega, kuwaas oo Dhuxusha u soo iib gayn jiray magaalada Muqdisho. 48-kii saac ee lasoo dhaafay Al-Shabaab inta u dhaxeysa Muqdisho iyo gobolka Shabeellada Hoose waxa ay ka bilaabeen baacsi ay ku hayaan gadiidka khudaarta ka soo daabula dhulka beeraleyda ah ee soo galiya magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Waxaana xusid mudan in wadooyinka ay Al-Shabaab ka fuliyeen howlgaladaas ay yihiin kuwo aan horay loo is ticmaali jirin, balse hada ay gaadiidleydu ku khasbanaadeen kadib markii jidadkii hore uu roobkii da’ay biyo dhigay. Caasimada Online Xaafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  9. Haatu aren't you a Kenyan shouldn't you support madoobe isn't he your uncle. Do you think farmaajo cares for your clan interest
  10. It is worse in Somalia and Puntland. They should ban khat from Somaliland
  11. Kheyre can do great things for Somalia but Farmajo is just not clever enough to lead Somalia.
  12. Moderate to heavy rains continued in many parts of Somalia. The Ethiopian highlands also continued to receive heavy rains in the last few days. Source: Hiiraan Online
  13. Four years ago, almost to the day, we enthusiastically urged voters to back Justin Trudeau and the Liberals. It was high time, we said, to choose a “strong, hopeful alternative” after almost 10 years of regressive Conservative rule. It was an easy choice. Source: Hiiraan Online
  14. (SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta gaadhay dalka Guinea-Conakary, waxaana garoonka diyaaraddaha ku soo dhaweeyay madaxweynaha dalkaasi Alpha Conde. Source
  15. (SLT-Boorma)-Madax-dhaqameed Iyo Waxgarad Reer Awdal Ah Oo Dagaal Iclaamiyay, halkan hoose ka Daawo Source
  16. Balkanization is not a solution. I watched this Jubaland fiasco. While people were consumed with Madoobe vs Farmaajo. I have not seen one person asking what have these men ever did for the average Somali, even for the average man or woman from their own clans? What we need is accountability, good governance and genuine reconciliation instead recycling thieves and clapping for them mindlessly.
  17. Muqdisho (SMN) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay Safiirka Midgowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Danjire Nicolas Berlanga. Guddoomiyaha ayaa la wadaagay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaalaaiya horumarka uu ku tallaabsanayo Gobolka, Arrimaha Barakacayaasha, dadaallada dib u dhiska iyo qorsheyaasha hortabinta u leh Maamulka Gobolka Banaadir. Guddoomiye Cumar Filish oo uga mahad-celiyey Ururka Midowga Yurub taageerada ay siiyaan shacabka Soomaaliyeed ayaa kala hadlay sidii loo dardar gelin lahaa barnaamijyada horumarineed ee Ururka Midowga Yurub uu ka fuliyo Gobolka Banaadir. Dhankiisa, Nicolas Berlanga ayaa ku ammaanay bulshada iyo maamulka Caasimadda sida ay ugu taagan yihiin horumarka iyo xaqiijinta dib u kabashada Gobolka, waxa uuna ballan qaaday in ay sii wadi doonaan taageerada iyo mashaariicda horumarineed ee ay ka fuliyaan Gobolka. Sidoo kale, Danjire Nicolas waxa uu uga mahad-celiyey Maamulka iyo Bulshada Caasimadda soo dhaweynta diirran iyo fududeynta shaqada tan iyo markii uu soo gaaray dalka. Hoos ka daawo sawiradda View the full article
  18. Muqdisho (SMN) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad udhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/WARKA-HABEEN-16102019.mp3 View the full article
  19. Addis Ababa (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa todobaadkan qeyb ka ahaa mas’uuliyiin ka socotay IGAD oo ka qeybgalay xaflad lagu furayey aqal ama beer la dhigo (Unity Park), oo lagu keydiyo taariikhda madaxdii Itoobiya laga soo bilaabo boqor Menelik. Madaxweyne Farmaajo oo goobta ka hadlayaa ayaa Abiy Axmed uga mahadceliyey inuu dib u dhiso goobtaas, xusana taariikhda hoggaamiyeyaasha Itoobiya, “Waxaa aqalka ku hareereysan taariikh iyo sharaf, Itoobiya waa goob ay dadka Soomaaliyeed u soo doontaan ganacsi iyo dalxiis”. Haddaba, waa run in hadda uu aad u wanaagsan yahay xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya, laakin madaxda goobtaas lagu soo bandhigay taariikhdooda, la weyneynayo, lana maamuusayo, madaxweynaha Soomaaliyana uu ammaanay waxaa ka mid ahaa boqoradda Menelik iyo Haile Selassie, hana ka reebin Mengistu Haile Mariam. Menelik oo ahaa boqorka 1889-1913, waxaa lagu sheegaa in ahaa aasaasaha Itoobiyada cusub, mana fiicneyn aragtidiisa Soomaaliya, oo waxaa uu rumeysanaa in dadkeenna adoomo u ahaayeen Itoobiya ilaa muslimiinta xoreeyaan. Xilli uu Ingiriiska kala hadlayey cidda maamuleysa Soomaaliya, Menelik waxaa uu London ku yiri “Soomaaliya waa hore, ka hor inta aaney Muslimiinta ku soo duulin, waxaa ay raaci jireen xoolaha dadka Itoobiyaanka ee aan ku noolaan karin dhulka hooseeya”, waxaa uu qabay in Soomaalida adoomo ahaayeen, laakn Ingiriiska ayaa arrintaas ku diiday. Haile Selassie, 44 sano ayuu ahaa boqorka Itoobiya ( 1930 -1974), waxaa uu ahaa ninkii gobolka Soomaali galbeed ama Ogaden kala wareegay Ingiriiska July 24, 1948, la dagaali jiaray The Ogaden Liberation Front (OLF) iyo dagaalo badan oo midkii 64-tii qaranigii tagay ka mid ahaana Soomaaliya la galay. Mengistu Haile Mariam oo ka mid ah madaxda xarunta la dhigay waxaa uu ahaa ninkii lala galay dagaalkii 77 ee xoreynta Soomaali galbeed, in ka badan 10,000 ayaa dagaalkaasi ku dhimatay, tilaabadan Farmaajana waxaa ay dhaawac ku tahay shuhadada iyo caruurtooda. Isha; Goobjoog
  20. Somalia is thriving due to aid from Turkey in mostly development and social projects through the Turkish Cooperation and Coordination Agency (TIKA). Speaking to Anadolu Agency on Tuesday, TIKA‘s coordinator in Somalia, Galip Yilmaz, noted that Turkish projects in Somalia have changed the country, providing jobs to thousands of Somali citizens and creating a booming economy and many business opportunities. “We have established an agriculture school in [the capital] Mogadishu, and over 400 students across the country are engaged in advanced agricultural studies there,“ said Yilmaz. “We also built the most advanced and modern hospital in East Africa in the capital,“ he said, referring to Recep Tayyip Erdogan Hospital. He said TIKA has also rehabilitated mosques, schools and roads throughout the country. The Turkish envoy noted that just recently, TIKA had renovated Somalia’s parliament in the capital, which was attacked and bombed by al-Shabaab militants in 2014, leaving 10 people dead, including lawmakers. TIKA noted that it had reconstructed and furnished the parliament buildings. “Our projects include education, health, infrastructure and other development programs, and we [Turkey] will continue to support the Somali̇ people,“ he added. Poor transport systems that were inhibiting businesses from thriving are now a thing of the past with new roads that TIKA has constructed. Aside from beekeeping projects, TIKA has also established 30 orphanage centers across Somalia where orphans live and study. TIKA has also set up 25 waterwheel projects in Somaliland and 20 in Somalia to boost irrigation systems and power output. Since 2011, TIKA has taken part in over 150 projects in Somalia. View the full article
  21. Somali President, Mohamed Abdullahi Farmajo received credentials from two new ambassadors; Staffan Tillander of Sweden and Alberto Vecchi of the Republic of Italy on Wednesday. The two envoys also presented a copy of a letter of greetings from their respective leaders to Somali head of state. They are part of growing diplomatic engagements with the Federal Republic of Somalia as relative peace returns to the horn of the African nation. Villa Somalia said they will further strengthen long-term mutual interest and common progress. Italy provides capacity building support for Somali armed forces to rebuild agency to strengthen peace and security whereas Sweden supports improvement social service sectors such as health. Somalia has registered increased diplomatic presence in recent years, several countries including the United States have reopened their embassies in Mogadishu. View the full article
  22. Djibouti’s Minister of Information, Ridwan Abdullahi Bahdoon, arrived in the Somali capital, Mogadishu, for an official visit on Wednesday. The minister and his delegation were received at Adan Adde International airport by the minister of information of the Federal Government of Somalia, Mohamed Abdi Hayir (Maareye) and other officials from the Ministry of Information. Minister Bahdoon said that his trip to Mogadishu was an official one during which he is expected to hold separate meetings with senior federal government officials. Last week, Djibouti’s Speaker of Parliament Mohamed Ali Hamad and a delegation he was leading arrived in Mogadishu to attend the opening of the sixth session of the Federal Parliament of Somalia on 9th October 2019. View the full article
  23. (SLT-Hargeysa)- Ujeedada Madaxweyne Geelle Oo Safar Ku Yimid De Lawyacado Ee Xuduuda U Dhaxaysa Domaliland Iyo Jabuuti, Halkan hoose ka DAAWO Source
  24. Hargeysa (Caasimada Online) ― Xukuumada Somaliland ayaa maanta markii u horeysay ka hadashay ciidamo ka tirsanaa oo ka howl-gali jirey deegaanada gobolka Sanaag, oo dhowaana u goostay dhinaca maamulka Puntland. Cabdirisaaq Cabdi Saalax, Wasiirka Cadaalada Somaliland ayaa sheegay in ciidamadaasi aysan markii horeba wax faa’iido ah u laheyn maamulkooda, isla markaana ay ahaayeen wax-matarayaal ku sugnaa deegaankaasi. Wasiirka ayaa waxa kale oo uu si adag u beeniyay in uu jiro calan ay Somaliland leedahay oo laga dejiyay deegaano ka tirsan Somaliland, isagoona ku tilmaamay kuwo la soo bandhigey inay yihiin kuwo been abuur ah. Waxa sidoo kale oo uu Wasiirku sheegay in maamulka Puntland aysan marnaba ku biirin ciidamada awooda iyo tayada leh ee Somaliland, balse ay ku biiraan ciidamo aan waxtar laheyn. Hadalka Wasiirka ayaa waxa uu ku soo aadaya un dhowr cisho kadib markii uu maamulka Puntland soo bandhigay ciidamo ka tirsan Somaliland oo u goostay dhankooga, iyagoona dhowr jeer oo horena sidaasi oo kale u soo bandhigay ciidamo badan oo ka soo goostay Somaliland. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com
  25. (SLT-Hargeysa)- Xisbiga UCID Oo Caddeeyay Mawqifkiisa Xubnaha Uu Madaxweynuhu U Soo Xulay Komishanka Cusub Ee Doorashooyinka, Halkan hoose ka DAAWO Source
  26. (SLT-Hargeysa)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta ka qayb-galay shirweynaha hirgelinta qoondada haweenka oo lagu qabtay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal. Madaxweyne ku-xigeenka oo ay wehelinayaan xubno kamid ah golaha wasiirrada, madaxda gobolka iyo madax ka socotay hay’adaha kala duwan ee qaranka, ayaa shirweynahan lagu gorfaynayo sidii haweenka loogu samayn lahaa kooto gaar ah oo ay ku yeeshaan goleyaasha kala duwan ee qaranka, waxana uu tilmaamay in xukuumadda ay ka go’an tahay hirgelinta qoondada haweenka, si loo hirgeliyo jawi ay haweenku si furan dhexdooda ugu tartami lahaayeen xilal gaar loogu xidha Source
  1. Load more activity


  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up