All Activity

This stream auto-updates     

  1. Today
  2. The recent defence pact between Somalia and Turkey marks a significant step for regional security, focusing on land and maritime cooperation to bolster Somalia’s defence capabilities.While it symbolizes a move towards enhanced partnership, its immediate implications should be tempered. Turkey’s motivations lie in solidifying its role as a key security ally in sub-Saharan Africa, aiming to elevate its stature internationally and domestically. With plans to extend maritime training and potentially provide arms to Somalia, Turkey seeks to broaden its influence while aiding Somalia in projecting force in its territorial waters. For Somalia, hampered by limited capacity to police its maritime territories, the agreement offers a pathway to enhance its defence capabilities. By partnering with Turkey, Mogadishu aims to address challenges such as illegal fishing and piracy, ultimately asserting its authority over its territorial waters. Despite its significance, the pact’s impact may be constrained by its limited scope and capabilities offered. It does not signal the onset of broader regional alliances, despite recent diplomatic shifts such as the Ethiopia-Somaliland deal. Instead, it underscores the pursuit of national interests by regional actors. The agreement reflects the evolving dynamics of regional engagement, driven by Somalia, Ethiopia, and Somaliland’s pursuit of territorial sovereignty. While Turkey’s involvement is primarily opportunistic, focusing on short-term gains, it aligns with Somalia’s objectives of bolstering its defence capacities. Foreseeing a gradual realization of its strategic value, the pact emphasizes the long-term nature of regional security developments, devoid of immediate confrontational scenarios. Thus, while symbolically significant, the agreement represents one among many steps towards potential strategic outcomes in the distant future. Channel 16 Qaran News
  3. I think Xaaji (Habro in Mogadishu) and company and his inexperienced students from Damujadiid told him to have his cake and eat it. The state institutions are not as easy as making Qaad deals with Kenyans , it is more complicated.
  4. Mogadishu (HOL) — The Somali government has reinforced a policy prohibiting its agencies from conducting meetings outside the country. This announcement comes as Prime Minister Hamza Abdi Barre prepares for his first official visit to Kenya since taking office. Source: Hiiraan Online
  5. Jowhar (HOL) - Shabelle River has flooded multiple areas near Jowhar town in the Middle Shabelle region over the past few hours, according to the local officials. Source: Hiiraan Online
  6. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada ayaa faray Hey’adaha Dowladda in aan lagu qaban karin meel ka baxsan dalka shirarka u dhexeeya heerarka kala duwan ee hey’adaha dowladda. Golaha Wasiiradda ayaa warbixin ku saabsan xaaladda goballada dalka, waxa ay dhageysteen Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisinta, waxana ay tilmaamtay in dalka ay ka di’i karaan roobab daad iyo fatahaado wata, kuwaas oo sameyn ku yeelan kara nolosha dadka iyo duunyada. Golaha ayaa sidoo kale, ugu baaqay dadka Soomaaliyeed ee deggan jiinka Wabiyada, meelaha godan, dooxooyinka iyo goob kasta oo ka dhalan karaan fatahaad in ay ka fogaadaan. Shirka Golaha ayaa looga dhageysatay Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga, warbixinno ku saabsan howlgalladii ugu danbeeyey iyo dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta ah. Source: goobjoog.com
  7. Ayadoo dagaallo culus iyo kacdoonno waaweyn ka socdaan gudaha dalkaasi Itoobiya ayaa waxaa la soo warinayaa in xaalad bini’aadantinimo oo aad u liidataahi ay ka jirto waqooyiga dalkaas. Daraasiin dad ayaa ku dhintay colaadaha ka socda Woqooyiga Ethiopia, halka In ka badan 50,000 oo ruuxna ay ku barakeceen isku dhacyada halkaa ka jira , waxa ayna beesha caalamka ka muuujineysaa walaac xoogan oo ku saabsan rabshadaha ay qeybta ka yihiin dagaalada u dhaxeeya ciidanka iyo dagaal yahano ka tirsan Jahdaha FANO IYO OLF. “Xaalada beni’aadinimo oo aad u daran ayaa jirta, kumanaan haween iyo carruur ayaa u baahan kaalmo deg-deg ah si loo badbaadiyo”sidaa waxaa tiri Qaramada Midoobey, oo soo xiganeysa mas’uuliyinta deegaannda lagu muran-san yahay ee ay ee kala sheegtaan Tigreega iyo Amxarada ee dalkaasi. Ciidanka Amxarada ayaa qabsaday Raya Alamata oo dhacda koofurta Tigrey intii uu socday dagaalka labada sano jirsaday ee u dhaxeeya ciidanka maamulka Abiy Axmed ee ay ku qaadeen maamulka Tigreega ee woqooyiga dalkaasi. Wararka dhiilada dagaalka xambaarsan ee ka jira Ethiopian iyo xaaaladaha beni’aadinimo ayaa keentay in beesha Caalamka iyo safaradaha dhowr dal oo ay ku jiraan Mareykanka, UK, Japan iyo France in ay ku baaqaan wadahdal deg-deg ah oo lagu yareynayo xiisadaha colaadeed si loo ilaaliyo dadka rayidka. Colaadaha ka aloosan gudaha Itoobiya ayaa u dhexeey militari-ga dalkaas iyo Janhado hubaysan oo ka caraysan hab-maamulka Ra’iisulwasaare Abii Axmed, halka gobolada qaarna iska jiraan iska hor imaadyo u dhexeey qowmiyadaha oo dhul isku haysta. Source: goobjoog.com
  8. The international donor-backed Somalia Humanitarian Fund (SHF), designed to address the country's most urgent needs, has allocated 3 million U.S. dollars to help address the anticipated flooding, the United Nations said on Tuesday. Source: Hiiraan Online
  9. Strivers and inheritors: From top left: President Hassan Sheikh, President Sharif Ahmed, President Mohamed Abdullahi Farmajo, President Abdullahi Yusuf, President Abdiqasim Salad, Adan Madobe, Ahmed Mohamed (Madobe) and Said Abdullahi Deni. Mogadishu (PP Editorial) — Politics in Somalia divides its players into inheritors and strivers. Inheritors are politicians who stumbled into politics but attained prominence. Damuljadiid, Nabad & Nolol and Aaran Jaan belong to this category. Aala Sheekh, Raaskambooni and RRA vanguards (Rahanweyn Resistance Army) belong to the category of strivers, who took up arms to introduce a political order or forced a change in the political system as in the case of Puntland 22 years ago. Since the end of the transition in 2012 inheritors have dominated the federal politics. The leadership trends at the sub-national entity (Federal Member States) are mixed — Puntland, a pre-federal state has a unique political system and history. The last three Presidents of Puntland inherited the system founded by founders. In South West State of Somalia strivers have been at the helm. President Sharif Hassan and his successor, Abdiaziz Laftagareen, are strivers who joined Alliance for the Reliberation of Somalia and Rahanweyn Resistance Army respectively. Raaskambooni brigade vanguard, the incumbent President Ahmed Madoobe, who owes his political fortunes the Union of Islamic Courts and Raaskambooni brigade, is still in power in Jubaland. Since 2014, the presidency in Galmudug and Hirshabelle has alternated between Damuljadiid and Nabad & Nolol. The last federal government administration of President Mohamed Abdullahi Farmaajo managed to co-opt several Federal Member States to consolidate power at the centre. This path to power consolidation leads to a total control of the bicameral legislature by Villa Somalia. If, at least, three federal member states pledge institutional loyalty to Villa Somalia, the Upper House and Lower House could be compelled to toe the line, says the conventional political wisdom. President Farmaajo had overreached himself when he persuaded the bicameral legislature to have his mandate extended by two years in 2021, two months after his four-year mandate ended in February 2021. The closer political ties between Villa Somalia and Federal Member States have weakened President Hassan Sheikh Mohamud who, to push his controversial constitutional amendments through the bicameral legislature, allowed Presidents of Hirshabelle, Galmudug, Hirshabelle, South West and Jubaland to overstay their mandate unlike Puntland State of Somalia where sticking to the electoral schedule and consensus on political reforms are the cornerstones of political stability. Villa Somalia is now contemplating a climb-down on the amendments to the provisional constitution opposed by major political stakeholders in Somalia including Hirshabelle, Galmudug, South West and Jubaland whose leaders aim to conduct presidential elections without the imprimatur — or intervention — of the Federal Interior Ministry. As Somalia’s federal system approaches its 20th anniversary in October 2024, the struggle to prevent centralisation of power continues. © Puntland Post, 2024 The post Inheritors and Strivers in Somalia Politics appeared first on Puntland Post.
  10. so did hassan sheikh concdede did he say he will back track and keep the TFG federal charter as it was before ,, muxu dadka ka waaley if he was not keeping his back straight , war wuxu fulaysana
  11. Nairobi (Caasimada Online) – Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho, waxaana guddoomiyay ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre kaas oo looga hadlay arrimo dhowr au. Ugu horreyn shirka ayaa waxaa laga soo saaray go’aan culus oo hay’adaha dowladda looga mamnuucay inay shirar ku qabtaan dalka dibaddiisa, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay shirka. “Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada ayaa faray Hey’adaha Dowladda in aan lagu qaban karin meel ka baxsan dalka shirarka u dhexeeya heerarka kala duwan ee hey’adaha dowladda” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka. Intaas kadib golaha ayaa warbixin ku saabsan xaaladda goballada dalka, waxa ay dhageysteen Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisinta, waxana ay tilmaamtay in dalka ay ka di’i karaan roobab daad iyo fatahaado wata, kuwaas oo sameyn ku yeelan kara nolosha dadka iyo duunyada. Sidoo kale Golaha Wasiirada ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed ee deggan jiinka Wabiyada, meelaha godan, dooxooyinka iyo goob kasta oo ka dhalan karaan fatahaad in ay ka fogaadaan. Ugu dambeyn Shirka Golaha ayaa looga dhageysatay Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga, warbixinno ku saabsan howlgalladii ugu danbeeyey iyo dagaalka lagu ciribtirayo kooxda Al-Shabaab. Inta badab shirarka looga hadlayo arrimaha Soomaaliya ayaa lagu qabtaa dalka dibaddiisa, waxaana ku baxa qarashaad fara badan oo ay ka faa’idayaal dalalka lagu qabanayo. Si kastaba, lama oga sidan uu ku dhaqangeli karo go’aankan, maadaama ay horay dowladdu usoo saartay go’aanno lagu joojinayo shirarka loo aado dibadda, haddana laguma guuleysan. The post Sawirro: Golaha Wasiirada oo soo saaray go’aan culus oo lagu mamnuucay… appeared first on Caasimada Online.
  12. Ruushka ayaa u adeegsaday codka diidmada qayaxan (veto) qaraar ay soo diyaariyeen Mareykanka iyo Japan oo la hor geeyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, fadhi ay xilli dambe oo shalay ah yeesheen, kaaso waddamada adduunka ka mamnuucayay inaysan sameyn ama aysan u dirin hawada sare madaxyada Nukliyeerka iyo hubka halista ah oo burbur ballaaran ka gaysan kara hawada sare. 15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka 13 ka mid ah ayaa oggalaatay, waxaa ka aamusay Shiinaha, halka Ruushka uu ahaa dalka joojiyay ee diidday qaraarkan. Dhowaan Mareykanka ayaa ku eedeyay Ruushka inuu hawada sare u dirayo madaxyada Nukliyeerka, si uu weerarro uga fulin karo hawada sare, haddii ay dhacdo in la soo weerarro, balse Ruushka ayaa markii dambe arrintaa beeniyay. PUNTLAND POST The post Ruushka oo diidmada qayaxan ku hor istaagay qaraar ay soo diyaariyeen Maraykanka iyo Japan appeared first on Puntland Post.
  13. Muqdisho (Caasimada Online) – Falcelin xoogan ayaa ka dhalatay tallaabadii ay xalay qaaday Villa Soomaaliya, kadib markii ay war culus kasoo saartay xiriirka haatan kala dhexeeya dowlad goboleedyada dalka, kaas oo aad u hooseeyay maalmihii lasoo dhaafay. Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo saaray qoraalkan oo uu uga ‘dhab-hadlayo’ xiriirka kala dhaxeeya dowlad goboleedyada dalka, ayaa farta ku goday Puntland, isagoo sheegay in tan iyo markii uu xafiiska yimid u uku howlanaa sidii ay wadashaqeyn ula yeelan laheyd dowladda federaalka, balse aysan weli suurtagelin, isagoo balan-qaaday in dadaalo kale u uku bixin doono dhameynta mad-madowga dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada, gaar ahaan Puntland. “Waxaan si gaar ah hoosta uga xariiqayaa in Dawladda Federaalku dadaal farabadan ku bixisay hagaajinta xiriirka wadashaqeyn ee kala dhaxeeya dhammaan Dowlad Goboleedyada, si gaar ahna Dowladda Puntland, si uu noqdo xiriir sharci ah oo ku salaysan danta dadka iyo dalka, welina waxaa ka go’an Dawladda Federaalka in ay sii wado dadaal kasta oo ay ku hagaajineyso Xiriirka Dawladda Puntaland, si dadka Soomaaliyeed u hantaan dawlad Soomaaliyeed oo xaqiijin karta himilooyinkooda Dawladnimo” ayaa lagu yiri bayaanka culus ee kasoo baxay Villa Soomaaliya. Haddaba sidee looga falceliyay hadalka kasoo yeeray Villa Soomaaliya? Maxamed Maxamuud oo kamid ah dadka isticmaala baraha bulshada ayaa yiri “Dowladnimada inay hirgasho waxaa ka dhiman in Axmed Madoobe meesha la dhaafiyo Garoowena la hoos keeno dowladda federaalka si walba waa soo dhawaynaa in la xoojiyo xariirla labada heer”. Cabdiraxmaan Harrage oo isna kamid ah dadka ka falceliyay arrintan ayaa ku jawaabay “Caawa maxaa khaldamay miyuu Odayga is dhiibi rabaa? Cabdullaahi Xasan “Amarkaaga wuxu shaqaynayaa, marka aad ciidan qaran oo xoogan dhisatid”. Maxamed Khadar “Madaxweyne horey u soco, Maamul Gobaleedyadu qaarna Abiy ha hoostaagan qaarna Habar International community la dhaho intaas waxaan ahayn uma socdaan”. Maandeeq Axmed “Guuleyso madaxweyne qofkii amarkaada diido ha iska baxo dhulkaan adaa madaxweyne ka ah” Bashiir Saciid “Madaxweyne waxaa tahay madaxwaynihii ugu horreeyay ee dimuqraadi ah ee dalkaan burburkii kaddib wax badan ka qabtay”. Xuseen Jaamac “Muxu yahay nuxurka qoraalkaan hada? Ma dacwa? Ma waa lakala shakiyaybaa? Ma raali galinbaa? Bal cidii fahantay inoo sheega ujeedka qoraalkaam dheer?” The post Falcelin xoogan oo ka dhalatay tallaabadii Villa Soomaaliya ee XALAY appeared first on Caasimada Online.
  14. Booliska UK ayaa xabsiga u taxaabay saddex qof oo lagu eedeeyay inay shan qof ku dileen dalkaas.xz, Dadka la diley ayaa qeyb ka ahaa 112 qof oo doon yar oo aad u buux dhaafay saarnaa, kuwasoo isku dayay inay dalka Ingiriiska galaan ayadoo adeegdanaya kanaal biyood yar. Booliska Britain ayaa sheegay inay qabteen saddex nin oo loo haysto dhimashada shan qof oo uu ku jiro ilmo yar, kuwaa soo isku dayay inay ka gudbaan kanaal biyood yar,kana yimid Faransiiska. Dhimashada dadkan ayaa timid kadib markii doontii yarayd oo ay saarnaayeeni ay isku dayday ka gudubto mid ka mid ah marinnada ugu mashquulka badan caalamka, waxaana baqdin xooggani la soo deristay rakaabkii saarnaa, tasoo keentay dhimashada dadkan oo aan la kala caddayn in si u kala kac ah loo diley iyo ku naf waayay is buurasho ka dhacday gudaha doonta. Source: goobjoog.com
  15. Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa tababar socday muddo labo maalmood ah u soo gabagabeesay saraakiil ka tirsan hey’adda,waxaana Tababarkaas oo ku saabsanaa maaraynta qulqulka dadka, xilliyada qalalaasaha ee marinada iyo bar xuduudyada dalka ka faa’iidaystay ku dhawaad 16 sarkaal oo ka tirsan Hay’adds Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya. Agaasime ku xigeenka guud ee Hay’adda Xuseen Cabdullaahi Sheekh oo ka qeyb galay munaasabadda xiritaanka tababarka ayaa ku dhiirageliyay saraakiisha in ay aqoonta ay kororsadeen ka dhaqangeliyaan goobaha shaqada, waxaana Saraakiisha ka faa’iidaystay tababarka ayaa la guddoonsiiyay shahaadooyin dhammadkii tababarka. Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa xoogga saaraysa kobcinta aqoonta iyo xirfadda shaqaaleheeda, taas oo looga gol leyahay in sare loogu qaado hufnaanta iyo tayaynta adeegyada hay’addu bixiso. Source: goobjoog.com
  16. Muqdisho (Caasimada Online) – Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Marwo Catriona Laing ayaa bilowday kulamo gaar gaar ah oo ay la yeelaneyso madaxda dowlad goboleedyada dalka, kuwaas oo kusoo aaday xilli xasaasi ah oo ay taagan tahay xiisad ka dhalatay wax ka beddelka dastuurka KMG ka ah ee dalka. Kulamadan ayaa ah kuwii ugu dambeeyay oo ay Catriona Laing la yeelaneyso madax goboleedyada, waxaana u jeedkooda lagu sheegay sagootin, maadaama ay ka tageyso xafiiska. Kulankii ugu horreeyay ee sagootinta ah waxa ay la yeelatay madaxweynaha HirShabelle, Cali Guudlaawe Xuseen oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho, sida lagu sheegay war kooban oo kasoo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya. “Kulankeedii ugu horreeyay ee sagootin ah oo ay la qaadaneyso madaxda dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah ayey maanta Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay, Catriona Laing la qaadatay Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Xuseen Guudlaawe,” ayaa lagu yiri qoraalka. Intaas kadib labada mas’uul ayaa ka wada-hadlay arrimo ay kamid yihiin dhammeystirka dastuurka, shirka golaha wadatashiga qaran ee la iclaamiyay iyo la dagaalanka Al-Shabaab. “Waxay ka wada hadleen hannaanka dib u eegista dastuurka Soomaaliya, howlgelinta Golaha Wadatashiga Qaranka, la dagaallanka Al-Shabaab, dadaallada xasilinta iyo dib u heshiisiinta Hirshabeelle” ayaa lasii raaciyay. Dhinaca kale waxaa kulankan lagu soo qaaday xaaladaha bani’aadanimo ee ka jira dalka, gaar ahaan fatahaadaha laga cabsi qabo inay ku dhuftaan qaybo badan oo kamid ah dalka. “Waxaan ka mahadcelinayaa taageerada joogtada ah ee Hay’addaha Qaramada Midoobe, waxaan ku faraxsanahay inaan wadajir uga wada shaqeyno howlaha hor-tebinta inoo leh.” Ugu dambeyn madaxweynaha maamulka HirShaeelle ayaa u mahadceliyay Catriona Laing oo dhawaan dalka ka tagi doonto, wuxuuna ku amaanay sida ay ula shaqeysay muddada kooban ee ay joogtay xafiiska. The post Sawirro: Catriona Laing oo bilowday kulamo madax goboleedyada kahor inta aysan bixin appeared first on Caasimada Online.
  17. Mogadishu (HOL) – Somali government forces, with support from international partners, conducted an operation in the Mudug region on Wednesday, killed at least 30 al-Shabab militants, according to government sources. Source: Hiiraan Online
  18. Jowhar (Caasimada Online) – Guddoomiyaha maamulka degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeelaha Dhexe Muxyadiin Maxamuud Kulmiye ayaa faahfaahin dheeraad ah ah ka bixiyay duqeymo Arbacadii ka dhacay gudaha degmadaas iyo deegaanada hoostaga. Muxyadiin oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay in duqeynta si gaar ah looa beegsaday xarunta degmada Ruun-nirgood, xilli ay ku sugnaayeen Al-Shabaab, wuxuuna sheegay in halkaas lagu gaarsiiyay jab xoogan iyo khasaare kala duwan. Sidoo kale waxa uu tilmaamay in xilliga la beegsanayay ay degmada ku qaadayeen lacag, taas oo ay ka aruurinayeen shacabka degaanka iyo gaadiidka isticmaala halkaasi. “Duqeynta ka dhacday degmada Ruun-nirgood waxaa lala beegsaday nimanka Khawaarijta ah waxaa lagula beegsaday gudaha degmada, ayaga oo joogo xarunta degmada oo dhaqaalihii uga qaadayo shacabka iyo gadadiidka” ayuu yiri guddoomye Muxyadiin Kulmiye. Waxaa kale oo uu sii raaciyay “Howlgal laga soo shaqeeyay oo la’iska kaashaday ayuu ahaa marka si rasmi ah ayaa Khawaarijta loola beegsaday”. Guddoomiyaha dgemada Ruun-nirgood oo hadalkiisa sii wata ayaa shaaca ka qaaday in weerarkan cirka ah lagu lagu dilay xubna Shabaab ahaa, laguna dhaawacay kuwa kale. “Nimanka wa ku jabeen duqeynta, waxaana gaaray dhaawac badan iyo dhimasho intaba waa ku dhacday” ayuu mar kale yiri guddoomiyaha degmada Ruun-nirgood. Xaaladda ayaa maanta kacsan, waxaana weli dhaq-dhaqaaqyo laga dareemayaa aaga degmada Ruun-nirgoodiyo dhilka howdka ah ee u dhexeeya xadka gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Galgaduud. Si kastaba, Ruun-nirgood ayaa waxaa marar badan isku bed-bedalay ciidamada dowladda iyo xoogaga Al-Shabaab, kadib dagaallo culus oo ka dhacay gudaha degmadaasi. The post Duqeyn lala beegsaday xarun DEGMO oo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab + Khasaaraha appeared first on Caasimada Online.
  19. President Hassan Sheikh Mohamud (left) feels betrayed by Muse Bihi Abdi, the President of Somaliland administration, who signed a maritime Memorandum of Understanding with the Prime Minister of Ethiopia in January 2024. Hargeisa (PP News Desk) — The Planning and National Development Minister of the Somaliland administration, Ali Mohamed Diiriye, has sent a letter to donors regarding the Special Arrangement mechanism, which channels development aid to beneficiaries in accordance with the Somali Compact/New Deal. This framework is set to be replaced by the New Partnership for Somalia, introduced during the 2017 Somalia Conference in London. Mr. Diiriye has called for the reinstatement of the Somaliland Partnership Forum and has urged donors to explore alternative arrangements tailored to Somaliland’s unique circumstances. The Planning Minister framed his proposal within what he described as “the sensitivity surrounding Somaliland’s self-determination issue.” The shift from sovereignty, previously emphasised by Somaliland administration leaders, to “self-determination” reflects diplomatic pressures faced by the Somaliland government following the maritime agreement signed by Somaliland President Muse Bihi Abdi and Abiy Ahmed, the Prime Minister of Ethiopia, which was deemed to be a violation of the territorial integrity of the Federal Republic of Somalia under the International Law. Reports suggest that the resumption of the Special Arrangement is contingent upon the Somaliland administration retracting the maritime Memorandum of Understanding and demonstrating a commitment to peacefully resolving the conflict in Sool. © Puntland Post, 2024 The post Somaliland Administration Demands Termination of the “New Deal-Somali Compact” appeared first on Puntland Post.
  20. Addis Ababa (Caasimada Online) – Ciidamada dowladda federaalka ee taliska Abiy Axmed ayaa toogasho ku dilay dhakhtar ku taqasuustay maqaarka oo ka howlgalaysay isbitaalka Debere Markos ee gobolka Amxaarada. Sidoo kale warbixinada laga helayo dalka Itoobiya waxay sheegayaan in dad gaaraya 50,000 oo qof ay ka barakaceen dagaalo culus oo ka socda waqooyiga dalka Itoobiya oo cagaha la galay dirir sokeeye oo dabadheeraatay. Dr. Elizabeth Teshome oo aheyd aqoonyahanad mardhaw dhameysay waxabarashada sare ayaa shalay lagu dilay, isla magaalada Debere Markos aagga Gojjam, kadib markii ciidamada maamulka Abiy Axmed ay toogteen. Bulshada ku nool gobolka Amxaarada oo ka gadooday ayaa ka codsaday hay’adaha xuquuqul insaanka iyo Qaramada Midoobay in baaris lagu sameeyo dilalka iyo tacaddiyada maamulka Abiy Axmed uu ka wado gobalka. Dhinaca kale, In ka badan 50,000 oo ruux ayaa ku barakacay isku dhacyada ka jira woqooyiga dalka Ethiopia, waxa ayna beesha caalamka ka muuujineysaa walaac xoogan oo ku saabsan rabshadaha ay qeybta ka yihiin dagaalada u dhaxeeya ciidanka iyo dagaal yahano ka soo jeedo gabalada dalkaas. “Xaalada beni’aadinimo oo aad u daran ayaa jirta, kumanaan haween iyo carruur ayaa u baahan kaalmo deg-deg ah si loo badbaadiyo”, sidaa waxaa tiri Qaramada Midoobey, oo soo xiganeysa mas’uuliyinta deegaannda lagu muran-san yahay ee ay ee kala sheegtaan Tigreega iyo Amxarada ee dalkaasi. Ciidanka Amxarada ayaa qabsaday Raya Alamata oo dhacda koofurta Tigrey intii uu socday dagaalka labada sano jirsaday ee u dhaxeeya ciidanka maamulka Abiy Axmed ee ay ku qaadeen maamulka Tigreega ee woqooyiga dalkaasi. Wararka dhiilada dagaalka xambaarsan ee ka jira Ethiopian iyo xaaaladaha beni’aadinimo ayaa keentay in beesha Caalamka iyo safaradaha dhowr dal oo ku jiraan Mareykanka, UK, Japan iyo franca in ay ku baaqaan wadahdal deg-deg ah oo lagu yareynayo xiisadaha colaadeed si loo ilaaliyo dadka rayidka. The post Ciidamada ABIY oo ku kacay fal xasaasi ah iyo ITOOBIYA oo gashay xaalad quus ah appeared first on Caasimada Online.
  21. The government has already chartered planes for deportations to start as early as July, but legal headaches are far from over. Source: Hiiraan Online
  22. A residential building that was under construction in Ethiopia’s capital city has collapsed, killing seven people sleeping in a house next door. Source: Hiiraan Online
  23. Nairobi, Kenya CNN — At least 32 people have been killed and two are missing after flash floods swept through almost half of Kenya. Source: Hiiraan Online
  24. WATCH: Everton vs Liverpool 2-0: Premier League football Source: Hiiraan Online
  25. NAIROBI, KENYA — The Kenyan government is threatening to withhold the salaries and union remittances of striking doctors after failing to reach an agreement with doctors' union. Source: Hiiraan Online
  1. Load more activity
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up