Somaliland Presidential Elections 2017


Home | Community | Politics | Somaliland Presidential Elections 2017

Viewing 8 posts - 9 through 16 (of 19 total)
  • Author
    Articles
  • #1945716
    Profile photo of Haatu
    Haatu
    Blogger

    [B]Oodweyne[/B], hadal ninna si u yiri, ninna si u qaatay bay Soomaali ku maahmaahdaa. Hadalkayga inaysan qabyaalad iga keenin adiguba waad ogtahay ee waxba ha i haaraamin, andacana ha la soo shirtegin. Bal ku noqo hadalka saan u dhigay. Waxaan ku iri “waxaan maqlay…” taasoo aan ula jeedo hadal aan ka maqlay nin reer Awdal ah oo isla sifooyinkaas aad qoonsatay Muuse Biixi ku tilmaamay.

    #1945827
    Profile photo of Suldaanka
    Suldaanka
    Blogger

    Baratanka xisbiyadda oo gaadhay Sool iyo Sanaag.

    Magaladda Lascaanood oo lagu soo dhaweeyay madaxda xisbiga Kulmiye.

    #1945828
    Profile photo of Suldaanka
    Suldaanka
    Blogger

    Madaxda xisbiga Waddani oo Ceerigaabo lagu so dhaweeyay

    #1945834
    Profile photo of Suldaanka
    Suldaanka
    Blogger

    • This reply was modified 1 week, 3 days ago by Profile photo of Suldaanka Suldaanka.
    #1945835
    Profile photo of Suldaanka
    Suldaanka
    Blogger

    #1945838
    Profile photo of Suldaanka
    Suldaanka
    Blogger

    #1945841
    Profile photo of Suldaanka
    Suldaanka
    Blogger

    Degmadda Dharkeyn Geenyo Gobolka Sool oo si wayn loogu soo dhaweeyay waftigii xukuumadda iyo Kulmiye. Source

    • This reply was modified 1 week, 2 days ago by Profile photo of Suldaanka Suldaanka.
    • This reply was modified 1 week, 2 days ago by Profile photo of Suldaanka Suldaanka.
    • This reply was modified 1 week, 2 days ago by Profile photo of Suldaanka Suldaanka.
    • This reply was modified 1 week, 2 days ago by Profile photo of Suldaanka Suldaanka.
    #1945846
    Profile photo of Suldaanka
    Suldaanka
    Blogger

    Musharaxa Xisbigga Waddani oo beesha Gabooye la kulmay.

Viewing 8 posts - 9 through 16 (of 19 total)



You must be logged in to reply to this topic.