Somaliland Presidential Elections 2017


Home | Community | Politics | Somaliland Presidential Elections 2017

Viewing 8 posts - 1 through 8 (of 19 total)
  • Author
    Articles
  • #1945508
    Profile photo of Suldaanka
    Suldaanka
    Blogger

    • This topic was modified 1 month, 1 week ago by Profile photo of Suldaanka Suldaanka.

    #1945510
    Profile photo of Suldaanka
    Suldaanka
    Blogger

    #1945511
    Profile photo of Suldaanka
    Suldaanka
    Blogger

    #1945527
    Profile photo of Oodweyne
    Oodweyne
    Blogger

    This election will be heavily contested across the nation, since even the folks of Khatumo’s constituencies and Eastern Sanaag’s constituencies, will take part in it, in-terms of their regions.

    Furthermore, for the first time, many folks in these specific region or sub-region, have actually registered themselves in the electoral roll. And therefore very soon we will see them lining up (in their towns and villages) trying to to collect their “ID registration cards” so that they will vote, particularly in places like Las-Anod, Taleex, Xudun, Dhahar, Badhan, Hadaaftimo and many other small towns and dusty villages of the Northern’s harti sub-clans. Which means it will be the first election that will be hold across the Somalialnd’s regions.

    Consequently, whoever wins this upcoming presidential election will have a serious legitimacy in the eyes of the public. And most crucially of all, at least in the eyes of the international community (IC) that election will have an enormous “diplomatic implication”, which in turn will touch on precisely and actually as to where Somaliland’s place in the world is. Lets hope it goes without hitch or violence, regardless of whoever wins in Novermber 13th of this year.

    • This reply was modified 1 month, 1 week ago by Profile photo of Oodweyne Oodweyne.
    • This reply was modified 1 month, 1 week ago by Profile photo of Oodweyne Oodweyne.
    #1945538
    Profile photo of Haatu
    Haatu
    Blogger

    I heard that Muuse Biixi is a war criminal with blood on his hands. Arrintaas maxaa ka jiraa? If it’s true and he does become the president, do you guys understand the connotations? Mise waa walaalkaa taaggeer, gar iyo gardarraba.

    #1945539
    Profile photo of Holac
    Holac
    Blogger

    Hopefully this doesn’t get cancelled again.

    #1945573
    Profile photo of Oodweyne
    Oodweyne
    Blogger

    Haatu,

    Haye, Saaxiib, adna ma waxaad noqotay, in aad ku sifowdo, maah-maahdii aheyd” “Fiqi Tolkii kama Jana tago”, oo loola jeedey, xataa ninka sheekha ah, tolnimaddu iyo u hiilinteedu aakhiratiisa ayey seejisaa. Markaa, saaxiib, waxa aan kugu ogaa ardul Sawaaxil iyo Sijuu-nimo, ee adna mala soo safatay ragga Somaliland marka ay maqlaan “afka-ka-xumbeeya”.

    Intaas, Saaxiib, waad igala weyneed. Hase-Ahaatee, horey ayaase loo yidhi, “barasho horteed hay nicin”. Imakana, isku key sheegtey iyo waxa aan kaaga talo gali karo, hadda iyo waxii ka dambeeya. Ta ku xigtaana waxa weeye, Mujaahid Muse Biixi Cabdi ma aha, gacan-ku-dhiigle sida aad adigu ugu hadaaqeyso. Ee waxa weeye, raggii dalkan Somaliland layidhaahdo xoreeyey.

    Haddii taasu xagaaga ay “nusqaan” ka tahayna, waxa aan filayaa in ay muujineyso oo kaliya sida aanu ukala fog-nahay ee aanu isulaba keeni karin waxa ay Somaliland tahay iyo “qiimaha” ay ugu fadhido dadka sida anigga oo kale ah.

    Waxaanse, kaga ciil la-ahay, in aan maanta dadka Somaliland degan aan loo sheegaynin ciddii gacan-ku-dhiigle ah iyo ciddii wax kala ah. Sidaa daraateed-na ay iyagu dooran doonaan ninkii ay u arkaan in uu dalkan wadi karo. Cid kasta oo qurbaha kasoo hadaaqda, sida adiga oo kale ahna ay iyaka u tahay oo qudha wax aan ka weynayn maah-maahdii aheyd: “Habar baa haw-haw lehe Heelada noo wada”.

    • This reply was modified 1 month ago by Profile photo of Oodweyne Oodweyne.
    #1945686
    Profile photo of Suldaanka
    Suldaanka
    Blogger

Viewing 8 posts - 1 through 8 (of 19 total)



You must be logged in to reply to this topic.