Ex-Unionist from Sool shares what changed his views about Somaliland


Home | Community | Politics | Ex-Unionist from Sool shares what changed his views about Somaliland

Viewing 8 posts - 1 through 8 (of 12 total)
  • Author
    Articles
  • #1945847
    Profile photo of Suldaanka
    Suldaanka
    Blogger

    • This topic was modified 1 week, 2 days ago by Profile photo of Suldaanka Suldaanka.

    #1945855
    Profile photo of Johnny B
    Johnny B
    Blogger

    A Daniel come to judgement or A feather in Oodweyne’s cap?

    Lest I’m surrounded with the wrong people of the Garaad clan,
    I go for the second.

    #1945858
    Profile photo of Peace Action
    Peace Action
    Blogger

    The secessionist project success always depends on the support from Sool, Sanag or Awdal. In other words, it is not in your hands, hence the occasional display of a supporter who hail from these regions, however immaterial. We have seen this film too many times and the ending is always the same; fail.

    #1945859
    Profile photo of Saalax
    Saalax
    Blogger

    @Peace Action said:
    The secessionist project success always depends on the support from Sool, Sanag or Awdal. In other words, it is not in your hands, hence the occasional display of a supporter who hail from these regions, however immaterial. We have seen this film too many times and the ending is always the same; fail.

    It is beyond that now. The world is not ready for another
    begging bowl. One Somalia is enough drain on their
    wallets let alone two Somalia’s. That is why the idea of
    Somaliland ever getting recognized is unrealistic.

    • This reply was modified 1 week ago by Profile photo of Saalax Saalax.
    #1945862
    Profile photo of Suldaanka
    Suldaanka
    Blogger

    Regardless of clan or region, one thing is a sure fact and that’s every citizen is a valued member of this nation.

    That however doesn’t mean, all need to be on board in order to move forward. No. Rather, what it means, the base of development, speed of recovery and dream to see Somaliland as a leader in the region if not Africa as a continent, can only be realised if all members are working towards the same goals. If however, as we have seen in the past 26 years, that we remain divided, then surely we will keep moving but not as quickly as we would wished we were.

    The days of Unionists providing an alternative to Somaliland’s independence is all but over. The Federalist system in Mogadishu has been the final nail on that coffin.

    • This reply was modified 1 week ago by Profile photo of Suldaanka Suldaanka.
    #1945864
    Profile photo of gooni
    gooni
    Blogger

    Waxaa laga yaaba in shaqadii hay’adii hore puntland shaqadii uu ka hayay kasoo dhamaatay siduu sheegay ama dhalin yaro kale horay usoo raacay.

    Dhanka siyaasadda iyo baaqyadaan uu jeedinayo,snm ayadaan waji isu hayn odayaashii ugu fara dhuubnaa la dhaqankooda, waatay shir ku dharbaaxeen.

    waxa lawada leeyahay waa dhulka soomaaliyeed meeshuu doono haku yaalo,waxa lakala leeyahayna waa mabda’a.

    Waa la arkay dad u dabaal dega markay gumaysiga ka xoroobeen,balse meelnaba laguma sheegin aduunka, dad u dabaal dega markii lakala qaybiyay.

    Arsaaqadda si ka fiican yaa loo raadsadaa laysma bahdilo.

    #1945866
    Profile photo of Suldaanka
    Suldaanka
    Blogger

    Waaka qamaam dhaafay hadalkii.

    Yarku fariinta u dirayaa waa dadkii isaga oo kale ahaa ee fikirka qabiiliga ah laga dhaadhiciyay. Waana dadka imika Hargeisa sida xad-dhaafka ah ugu soo qulqulaya.

    Hadii aan in yar kaaga taa-taabto, reer Sool iyo Sanaag Bari intoodi ku soo barbaartay Waqooyiga waligoodba waxay ku dhex jireen dadkooda. Laakin kuwii intii Siyad Barre xukunka la wareegay Koonfurta ku soo barbaaray ee ciyaal xaafadka Muqdisho soo ahaa, kuwa ayaa sida ugu xun qabyaaladda u madax martay.

    Intii 1991ka danbaysay dhalintii kacday ee uu ka midka yahay wiilka video’ga fariinta soo mariyay, waa kuwo aan fursad u helin inay dadka kala bartaan, oo qabyalaad kala qooqoobtay, fikir qabiili ah la soo kacay. Wax lala yaabo maha oo waa waaqiciga dhulkii yaalay.

    Laakin maanta wakhtigii waa is bedelay, dadkii horimar ayuu ku talaabsaday, dhulkii horimar ayaa lagu taamaya. Dabkii baxaya ayaa dab laga shitaa. Kolka inay ay ilaayska baxaya soo jiito oo dhalin yaro badan oo runtii firfircoon wakhtigu kaga lumo Nairobi ama Mogadishu ayagoo dhulkoodi wax u qaban kara, waa ayaan daro wayn.

    Fariintu halka ayay daarantay.

    Midnimo iyo waxan aad wali sii naawilaysid awoowe gabalkeedi waa hore ayu dumay, ka samir, qof hadii u dhinto waa laga samraa.

    #1945869
    Profile photo of Peace Action
    Peace Action
    Blogger

    Unity will always triumphant secession. To say otherwise will be to go against history and the commands of our Lord and the teaching of our noble religion.

Viewing 8 posts - 1 through 8 (of 12 total)



You must be logged in to reply to this topic.