Edna Adan (special envoy to Somaliland & Somalia dissolution talks)


Home | Community | Politics | Edna Adan (special envoy to Somaliland & Somalia dissolution talks)

Viewing 8 posts - 1 through 8 (of 13 total)
  • Author
    Articles
  • #1945750
    Profile photo of Suldaanka
    Suldaanka
    Blogger

    This is an insightful interview which goes deep into what drives the “iron lady” of Somaliland.

    • This topic was modified 3 weeks ago by Profile photo of Suldaanka Suldaanka.

    #1945753
    Profile photo of Che -Guevara
    Che -Guevara
    Blogger

    The secessionists need to make their mind, I thought the union was already dissolved.

    Let’s hope she’s actually calm enough to talk.

    #1945756
    Profile photo of gooni
    gooni
    Blogger

    Anigoo ixtiraam wayn u haya islaamaha somaaliyeed oo dhan,hadana wax meesha qabta ma’ahan in gabar layska soo hormariyo dhaqan iyo caado soomaaliyeed iyo mid muslina ma’aha

    waxaa laga wada hadlayo madax shub iyo abaay siti ma’ahan waa masiir umadeed iyo dal,aqoon kastoo ay gaalo kasoo baratay caqiidada iyo dhaqankaa ka xoog badan.

    Dhanka caadooyinka reer galbeedka si ay wax u yeeleeyaan dhaqamada islaanka waxay ahmiyadda siiyaan dumarka iyo caruurta,waana qiso dheer oo lasoo koobi karin

    usoo noqo miss adna,
    Hadda ka hor waxaa loo diray ingiriiska iyo jarmalka si ay aqoonsi ugu doonto snm daal dheer ka dibna way shaqayn wayday,waana labo dal oo dumar hogaamiyo.

    su’aasha is waydiinta mudan waxaa weeyaan meel raggeedii qaadiro la jiifo, dumar muxuu ka keeni?!

    aragtidayda

    Snm si aan loo sii daalin waa laba boqol oo km waxa beesha aqoonsiga doonaysaa degto suurta galna ma’ahan inay miiska la yimaadaan jamhuuriyad iyo wax noocaas ah.

    Ma jiro mana dhalan doono madaxweyne ogolaan kara in dalkiisa lakala qaybiyo xataa haddi awoodiisu kooban tahay amni qowmigu waa lama taabtaan taas waa muhiim inay ogaato snm.

    Tan wada hadalka

    Wada hadal looma fariisto haduu iska hadal un yahay, shaah iyo coffe badan yaa ku khasaaraya.

    Hadduuse yahay mid caqli iyo xikmad wata sidii dalka iyo dadka loo midayn lahaa waa muhiim sharuud kastoo adagna waa laga gudbi karaa, waxaana aamin sanahay in tanaasul badan koonfurtu diyaar la yihiin.

    wixii dhacay cid la waydiin karo siilanyo, muuse suudi iyo morgan yaa ka nool ayagana looma baahna in la waydiiyo,waa in laga gudbaa oo buug cusub lasoo gataa,si umaddaa walaalaha ah qibladda ugu wada jeesato.

    #1945760
    Profile photo of Suldaanka
    Suldaanka
    Blogger

    double post

    #1945761
    Profile photo of Suldaanka
    Suldaanka
    Blogger

    Gooni,

    Awoowe, horta waa ta hore Marwo Edna Adan uma baahna cid u dooda ama u hadalsha. Taariikhdeeda kali ah ayaa kuugu filan jawaab tay doonto ha noqotee.

    Hadaan hal ama laba ka idhaahdo, waa mida kowaad e, Edna Adan reer Somaliland waxay ku ogyihiin qof daacad u ah qadiyadda oo marnaba iyo sinaba looga shakiyi karin inay mugdi galiso. Waa shakhsi ay daacad ka tahay in umadda Somaliland mar danbe dib u dhicin halaaggii laga dhaxlay midowgii lagu degdeggay 1960kii.

    Dhanka kale ee sheegtay Madaxwayne ku dhici kara inu aqbalo arinkaa, jawaabto waa sandule ayaa looga dhigayaa.

    Somalidu waligeedba madax adayg iyo waali cas waa lagu yaqaanay, laakin waxa la yidhi “geelow daaq, oo daaq, oo marka ciin daaqdo ayaa lagu yaabay”.

    Mid waa inaad ogaato, in Midnimo Somalia timaado mar kale, waa cadceeda oo galbeed ka so baxda.

    Wada hadalka Hargeisa iyo Mogadishu waxay fursad u tahay siyaasiyiinta Mogadishu inay ka shaqeeyaan wanaaga iyo horimarka Somalida. Laakin hadii ay fahmi waayaan, hadii ay garan waayan in walaaltinimo ku jirto in Somaliland dadkeedu wuxu rabo lagu taageero.

    Madaxda Mogadishu ayagoo indhahoodu shan tahay ayaa Somaliland aqoonsigeeda ay heli doonta. Aniga shaki iga ma jiro taa. Its a matter of when and not if.

    Dad badan ayaa waxay yidhaahdaan, 30 sano ayaa Somaliland bila aqoonsi ahayd.

    Dadka sida ku hadla, in kasto u eegtahay su’aal macquula, hadana jawaabteedu waxa weeyaan, aduunka horeeto iyo danbeeto kama dhicin dal ka go’ay dal kale oo “fail state” noqday. Hadaan si kale ku dhigo, dal dhan oo burbur ku yimid laga bilaabo tuulo ilaa magaalo madax, Somalia mooye aduunka meel kale kama dhicin. Malaha Libya ayaa u dhaw maanta.

    Aduunka waa ku adkaatay in Somaliland aqoonsadaan madaama taas u horseedi karto in xal loo waayo Koonfurta Somalia oo sii kala burburto.

    Laakin maanta koonfurta Somaliya wax lagu sheegay “Federal” ayaa lagu soo dabaalay, oo maanta Puntland tusaale odhan kari mayso “gooni” ayaan u baxay, maxaa yeelay waxay saxeexe ka tahay “federalka”. Taas waxay suurto galinaysa in Somaliland iyo Somalia cidii matashaa ay kala baxaan.

    Hadii Somalia ka meermeerto, dee Somaliland lugta loo hayn maayo. Waana siday tahay.

    30kii sano anigu waxaan qabaa faa’iido ayay Somaliland u ahayd, Sida ku dhacday South Sudan oo kale Somaliland kuma dhici doonto maxaa yeelay maanta dadka iyo dalkuba waa ka aqoon badanyahay, ka maamul fiicanyahay.

    #1945775
    Profile photo of maakhiri1
    maakhiri1
    Blogger

    Alot of conflict of interest, very biased, and very angry, this kinda person should not be in the talks, wherever the talks lead to,

    Other men and women with more caliber and cool head , young , passionate, have to somme to lose or gain, with no bias agenda, and open minded, not very angry and conflicted like this old lady should be included.

    Edna is very sick, and hates SOMALIS from South, and said numerous times in public.

    • This reply was modified 2 weeks, 5 days ago by Profile photo of maakhiri1 maakhiri1.
    #1945778
    Profile photo of Saalax
    Saalax
    Blogger

    Edna is a 80 year old that belongs in a retirement home. It is not
    her place to decide the future of Somaliland.

    • This reply was modified 2 weeks, 3 days ago by Profile photo of Saalax Saalax.
    #1945780
    Profile photo of Suldaanka
    Suldaanka
    Blogger

    ^^ An 80 year old that is sharper than anyone you have ever known.

    Edna Adan commands unparallled support from all sides of Somaliland politics. And a person who we do not have any doubts will be as formidable & shrewd as anyone can be.

    I understand she is hiring the right team behind her from both opposition parties and government.

    “Waxaan anigu qabaa qofka layga horkeeni doono inaan ka nasiib badnahay, waxaan u arkaa in inaga uu xaqu inala jiro , waxaan doonayaa inaan idinla dardaarmo in aydaan marnaba iga shakiyin, dadnimadayda ha ka shakiyina, daacadnimadayda ha ka shakiyina, waa inaad igu taageertaan oo aad igu taageertaan talaabooyin wanaagsan oo aan tuso adduunka oo aan ka sheego dalkayga Somaliland, waxaynu nahay dal jirayaal, safiiro ayaynu wada nahay, waxaynu difaacaynaa dalkeena oo aynu wanaag ku difaacaynaa.”

    Adna Adan

    source: http://hadhwanaagnews.ca/detail.aspx?id=207110

Viewing 8 posts - 1 through 8 (of 13 total)



You must be logged in to reply to this topic.