+ REPLY
Page 1 of 2 1 2 LastLast
Results 1 to 25 of 34
  1. #1
    Nomad SOO MAAL is a spectacular nomad
    Join Date
    Nov 2004
    Location
    Mogadishu
    Posts
    1,487
    Rep Power
    108
    Magacyada Gabdhaha Soomaalida:



    Hordhac



    Magacyada loo bixiyo hablahayaga waxay muujiyaan hiddahayaga, deegaan iyo asal ahaan halkaannu ka soo jeedno, kobta juqraafi ahaan dunida kaga noolnahay, ama waxay cabbir muuqda ka bixiyaan muuqaalka inamaha, qaab iyo qeex uu waalidku la jeclaado ama u saadaaliyo. Mararka qaarkood laga yaabee haweeneey jeeska ka tirsan ama ka tirsanaan jirtay in loogu magacdaro oo lagu sammiyo.



    U walqalidda gabadhaada waajib weyn weeye oo muhim ah. Cilminafsiyahannada (psychologists) waxay sheegaan in haddii habluhu ku faraxsanyihiin magacyadooda, nafsaddooda inta ay ifka joogaan waa u riyaaqsanaanayaan. Waqtiga kaaga baxa ka baaraandegga u raadinta magaca ugu habboon, qurxoon, dhawaaq wanaagsan carruurtaada dheddigga ah, kayd weeye aad mustaqbalka u aydo.



    Waxay magacyadu nisbeeyaan joog, qurux, midab, ama habsamaanta inanta sida gaarinnimadeeda, geesinnimadeeda iyo naxariisteeda.



    Tusaale, inantii ugu horreysey ee Dhiimo loo baxshay, laga yaabee in looga jeeday in ay lahayd midab aad u casaan ah oo guduud takhti ah. Sidoo kale, Qumman - inan weeye hagaag, hufnaan iyo wanaag badan lahayd.



    Hablaha qaarkood waxaa loogu magacdaraa dhirta, caleenta, iyo ubaxa, sida Cosob, Magool, Ubax, iwm, xayawaannada sida Qalanjo. Qaar kalena waxaa la siiyaa magacyada xilliyada iyo maalmaha sida Gudhalad, Isniino, iwm.



    Sidaas darteed, magacu waa aqoonsi ruuxu leeyahay oo muujinaya halkuu qofkaasi *** iyo isir ahaan ka soo jeedo. Waxaa ila habboon in aan la dhayalsannin, laga teginnin oo la sahashannin afka iyo luuqadda, dhaqanka iyo hiddaha magacyadu ku salaysanyihiin oo ay ku qotomaan.





    A

    Abshiro, Abyan, Afraxo, Ammaan, Amran, Aragsan, Arraweello, Ardo, Arliyo, Ashkiro, Askaro, Axado.



    B

    Baahilo, Baar, Bariido, Barkhado, Barni, Barrey, Barwaaqo, Basro, Baxsan, Bayddan, Beegsan, Beerlula, Biciido, Bilan, Billaddaya, Bishaaro, Bogaad, Bullo, Buney, Butaaco, Buuxo.



    C

    Caanood, Cabban, Cadar, Caddey, Cajabo, Calaso, Canab, Canbaro, Carfoon, Carraabo, Carro, Cartamo, Carwo, Casey, Cawilo, Cawo, Cawrala', Caynabo, Ceebla', Cibaado, Ciilla', Ciiltira, Ciribbuuxa, Cosob, Cubtan, Cudbi, Cuddoon, Cugan, Culan, Culimmo, Cureeji, Cutiyo.



    D

    Daado, Daaho, Daawad, Dahabo, Dallaayad, Dallaayo, Dallays, Damman, Darmaan, Daruuro, Dawo, Dayaxo, Daynabo, Deeqo, Deggan, Degmo, Dihin, Diiddan, Diimmoon, Diiran, Diraaco, Doonbiro, Duco, Duda, Duddo, Dugsiiyo, Dugsoon, Dulman.



    Dh

    Dhaadsan, Dhaayo, Dhalaalo, Dheeho, Dhiimo, Dhiirran, Dhikilo, Dhimman, Dhimbilo, Dhoofo, Dhool, Dhoorweyn, Dhudi, Dhuuban, Dhuubo, Dhuulo, Dhuuxo.



    F

    Falis, Falxado, Fanaxley, Farax, Fariido, Farxado, Farxiyo, Faynuus, Feeyig, Fiido, Filad, Filan, Filsan, Foojiga, Foos.



    G

    Gaadsan, Gaarri, Gaarriyo, Gacaliso, Gacalo, Gaceedo, Gadiido, Gallado, Gargaaro, Gaylamo, Geeddiyo, Geelo, Geenyo, Gefla', Gobaad, Gobey, Gordan, Guduudo, Guhaado, Gudhalad, Guuleedo.



    H

    Habban, Habboon, Habsamaan, Hagarla', Haldhaa, Halgan, Haweeyo, Heego, Hibaaq, Hibo, Hiddo, Hillaac, Hiro, Hodan, Hodman, Hogol, Hoobaan, Hoodo, Hoombarro, Hufan, Huryo.



    I

    Idil, Idilo, Idman, Iftiino, Iido, Iimaan, Ilkaag, Ilroon, Ilwaad, Indhadeeq, Indhawroon, Ishaaro, Isir, Ismoog, Isniino, Istaahil.



    J

    Jalaqsan, Jamaad, Jawaahir, Jeegaan, Jinnow, Johro, Johorad, Joogdheer.



    K

    Kaabo, Kaad, Kaadsoon, Kaafiyo, Kaaho, Karuuro, Kinsi, Koos, Korraad, Kutubey.


    Kh

    Khadro, Khaladla', Khayrto.


    L

    Laaco, Lacago, Ladan, Leexo, Lisan, Luul.



    M

    Maandeeq, Maano, Macay, Magool, Malabo, Markabo, Marwo, Miido, Mullaaxo, Muraayo, Murriyo.



    N

    Naadiyo, Naado, Naaleeyo, Nafiso, Nagaado, Nagan, Naqo, Naruuro, Nasteexo, Nuurto.



    O

    Ogaal, Oriyo.



    Q

    Qaafo, Qaayaweyn, Qaladla', Qalanjo, Qarad, Qoordheer, Qoran, Qorraxo, Qumman.



    R

    Raagsan, Raalliyo, Raaqiyo, Raaxo, Rako, Rakuubo, Rashiido, Raydabo, Reemo, Roobo, Roon, Rooxo, Rummaan, Ruun, Ruxan.



    S

    Saado, Saafi, Saaqo, Sabaad, Sagal, Sahwiyo, Salaado, Saluugla', Samawado, Sareedo, Sarreeyo, Saxansaxo, Saxarla', Siman, Sitey, Soohan, Subkan, Suleekho, Sulubo, Sureer, Suubban.



    Sh

    Shaadiro, Shacni, Shahmaad, Shamado, Shankarroon, Shaqlan, Sheegan, Shifo, Shoobo, Shumey, Shuun.



    T

    Tagsan, Taliso, Tanaad, Tawllan, Tigaad, Timiro, Tiriig, Tisqaad, Toolmoon, Toosan, Tooxey, Tusmo.



    U

    Ubax, Ubbolacag, Udgoon, Ugaaso, Ulasan, Umal.



    W

    Wacan, Wanaag, Warfog, Waris, Warla', Warmoog, Warroon, Warsan, Wiilo.



    X

    Xaadsan, Xaali, Xaddiyo, Xalwo, Xamaro, Xareedo, Xiddo, Xiisaan, Xinbilo, Xirsiyo, Xorriyo, Xukun.



    Y

    Yusur, Yuusa.

  2. #2
    Moderator Miskiin-Macruuf-Aqiyaar is a splendid one to behold Miskiin-Macruuf-Aqiyaar is a splendid one to behold Miskiin-Macruuf-Aqiyaar is a splendid one to behold Miskiin-Macruuf-Aqiyaar is a splendid one to behold Miskiin-Macruuf-Aqiyaar is a splendid one to behold Miskiin-Macruuf-Aqiyaar is a splendid one to behold Miskiin-Macruuf-Aqiyaar is a splendid one to behold Miskiin-Macruuf-Aqiyaar is a splendid one to behold
    Join Date
    Dec 2001
    Location
    Koronto on Kanata
    Posts
    10,104
    Rep Power
    183
    Anigana magac Soomaali asali ayaan sugaaye kaliya, meeshaana kuwa Carabi ayaaba ka buuxo, sida Abshiro, Amaan, Axado, Culimo, iyo Iimaan.

    Teeda kalena magacii ugu weynaa oo ugu caansanaa gabdhaha ee ka tageen: Ayaan.

  3. #3
    Junior Nomad Maf Kees is a spectacular nomad
    Join Date
    Nov 2005
    Location
    nL
    Posts
    416
    Rep Power
    93
    War meeye Aasiya, Baarliin, Yurub iyo wixii la mid ah? Gabdhihii intarnashanaalka ahaa.

  4. #4
    Senior Nomad -Lily- is just really nice -Lily- is just really nice
    Join Date
    May 2003
    Location
    London
    Posts
    3,480
    Rep Power
    134
    Nice, now lets pray my sister has a baby girl this time.

  5. #5
    Junior Nomad nafta is a spectacular nomad
    Join Date
    Mar 2003
    Location
    Notts
    Posts
    622
    Rep Power
    126
    I thought Abyan was the boys' version of Ebyan?

    Correct me if I'm wrong...

  6. #6
    Nomad Dhubad. is a spectacular nomad
    Join Date
    Oct 2005
    Location
    London
    Posts
    1,674
    Rep Power
    98
    What about MISKI, Cabdiyo, Aano?

    Man those are my favourite onece.

  7. #7
    Junior Nomad Pure blood is a spectacular nomad
    Join Date
    Feb 2006
    Location
    here, there, next to nowhere
    Posts
    146
    Rep Power
    0
    Anigana magac Soomaali asali ayaan sugaaye kaliya
    Care to share with us those 'original' Somali names?

  8. #8
    Nomad Zafir is a jewel in the rough
    Join Date
    Oct 2005
    Location
    Crossing No.3363
    Posts
    1,245
    Rep Power
    97
    C

    Caanood, Cabban, Cadar, Caddey, Cajabo, Calaso, Canab, Canbaro, Carfoon, Carraabo, Carro, Cartamo, Carwo, Casey, Cawilo, Cawo, Cawrala', Caynabo, Ceebla', Cibaado, Ciilla', Ciiltira, Ciribbuuxa, Cosob, Cubtan, Cudbi, Cuddoon, Cugan, Culan, Culimmo, Cureeji, Cutiyo.


    D

    Daado, Daaho, Daawad, Dahabo, Dallaayad, ,Dallaayo Dallays, Damman, Darmaan, Daruuro, Dawo, Dayaxo, Daynabo, Deeqo, Deggan, Degmo, Dihin, Diiddan, Diimmoon, Diiran, Diraaco, Doonbiro, Duco, Duda, Duddo, Dugsiyo, Dugsoon, Dulman.
    Looks like MMA didn't even read the names. Reread the above sir.


    Imagine calling your daughter Dallaayo, so that some stupidh boys and girls can change her name to Ballaayo. I ain’t having it, no wayy. Screw all the oldie names.

  9. #9
    Junior Nomad Maf Kees is a spectacular nomad
    Join Date
    Nov 2005
    Location
    nL
    Posts
    416
    Rep Power
    93
    ^There are worse scenarios. I know a girl who goes by the name Billy instead of Bilan, because Bilan is pronounced the same way as Billen, meaning buttcheecks in Dutch.

    Worse with the name Muna. It means penis in Finnish.

  10. #10
    Senior Nomad Valenteenah. is a splendid one to behold Valenteenah. is a splendid one to behold Valenteenah. is a splendid one to behold Valenteenah. is a splendid one to behold Valenteenah. is a splendid one to behold Valenteenah. is a splendid one to behold Valenteenah. is a splendid one to behold Valenteenah. is a splendid one to behold
    Join Date
    Jan 2002
    Location
    Verona
    Posts
    6,929
    Rep Power
    171
    LoL @ Liquid, You can bet I would change my name too if it meant either of those in the country I was living in. Ceeb badanaa.


    I would call my kid Valenteenah, if a girl, and Xavier or Maximillian, if a boy. I have got Latin-fever.

  11. #11
    Junior Nomad winnie is a spectacular nomad
    Join Date
    Sep 2005
    Location
    none of your business
    Posts
    565
    Rep Power
    95
    u forgot qhalii

  12. #12
    Junior Nomad winnie is a spectacular nomad
    Join Date
    Sep 2005
    Location
    none of your business
    Posts
    565
    Rep Power
    95
    Originally posted by Farah Blue:
    War meeye Aasiya, Baarliin, Yurub iyo wixii la mid ah? Gabdhihii intarnashanaalka ahaa.
    this made me lol

  13. #13
    Nomad - Femme - is a name known to all - Femme - is a name known to all - Femme - is a name known to all - Femme - is a name known to all - Femme - is a name known to all
    Join Date
    Jan 2004
    Location
    Canada
    Posts
    2,171
    Rep Power
    125
    Whenever a boy is born I suggest Galleyr (eagle) as a name but the mother's give me an evil look and banish me out of the room. It's a lovely name though....fine...I'm gonna name my future baby boy that...the most unique boy in the playground. I like Samatar, Ilyas, Warsame, Kayze and Guleed too.

    Girls - I like Suban, Sahoor, Sagal & Waris.

    P.S. I never heard of it...do u know anyone named Galleyr? I hope not.

  14. #14
    Junior Nomad Pure blood is a spectacular nomad
    Join Date
    Feb 2006
    Location
    here, there, next to nowhere
    Posts
    146
    Rep Power
    0
    We forgot BATUULO

  15. #15
    Moderator Miskiin-Macruuf-Aqiyaar is a splendid one to behold Miskiin-Macruuf-Aqiyaar is a splendid one to behold Miskiin-Macruuf-Aqiyaar is a splendid one to behold Miskiin-Macruuf-Aqiyaar is a splendid one to behold Miskiin-Macruuf-Aqiyaar is a splendid one to behold Miskiin-Macruuf-Aqiyaar is a splendid one to behold Miskiin-Macruuf-Aqiyaar is a splendid one to behold Miskiin-Macruuf-Aqiyaar is a splendid one to behold
    Join Date
    Dec 2001
    Location
    Koronto on Kanata
    Posts
    10,104
    Rep Power
    183
    Looks like MMA didn't even read the names. Reread the above sir.
    Soomaali badan ayaa jiro kala saari karin magacyada asaliga dhabta ah ee Soomaaliga ah iyo kuwa laso deensaday, oo badankooda Carabi ah. Waxa meeshaan ku qoran magacyo Carabi badan ayaa ka buuxo oo badankood la raaciye 'o' oo la Soomaaliyeeye, aan ku tusiyo qaarkood:

    Abshir[o], Ammaan, Amran, Aragsan, Ashkir[o], Axad[o], Bishaar[o], Cadar, Cajab[o], Carfoon, Carwo, Cawil[o], Cawra[la], Ceeb[la], Cibaad[o], Cosob, Culum[o], Dahab[o], Farax, Fariid[o], Farxad[o], Farxiyo, Faynuus, Hibo, Iimaan, Isniin[o], Jamaad, Jawaahir, Khadr[o], Khalad[la], Khayr[to], Naadiyo, Nafis[o], Nasteex[o], Nuur[to], Qalad[la], Raaqiyo, Raax[o], Rashiid[o], Ruun [Ruum = Rooma], Salaad[o], Saxar[la], Suleekho, Umal, Xalw[o], Xukun.
    _________________

    Qaarkoodna waaba magacyo rag, sida Xukun, Wanaag, Warmoog, Abyan.

    NB, Dallaayo waa magac qurxoon. Waaba ka helaa. Nasiibxumo haweenkii hore lee la dhahaa.

  16. #16
    Senior Nomad Tuujiye is a name known to all Tuujiye is a name known to all Tuujiye is a name known to all Tuujiye is a name known to all Tuujiye is a name known to all Tuujiye is a name known to all
    Join Date
    Apr 2003
    Location
    Dariskaaga
    Posts
    3,877
    Rep Power
    140
    Hada Kahor aniga oo ruwayad joogo aan waxaan bartay sadex gabdhood (shuun, Dafo, iyo Diidano).. been ma sheegaayi sadexda maryooleyda waa isku tijaabsan.. Su'aasha ugu horeysay oo la iweydiiye waxee aheed " walaal Magacaa?" magaceyga markaan sheegayna sooooooooooodhii ee i dhaheen oo magaceyga malaga helin.. maxaa dhacay markaan dhahayna waxaa la iigujawaabay " aboo magacaada maku soo baxo magac yadeena"

    Ani waxaan dhahay anba magacyadiina waa kasi la'ahay oo hashiin lee is fahmi karnaa.. Shuun, ani maba dhih dhih kari markaste maxa yeelay afka in aas iga qaloocdo aan ka baqaa,

    Diidano, adiga inyow leeba kaa soohoreyso see laguu shukaansanaa oo mininkaa balaq looga sooraadsanaa wiji kaakiyahee..aan ku dhahay..

    Dafo lee i anfaceyso aan dhahay ani.. maxaa yeelay haba iskee dafto sidii dafada shimbirta aheed oo sanbab dafeeso camal nooh..calashaan wax kaste iska qaadaneyso iyadoo aan iska fiirin ama ka fikirin nooh...

    Adiga calaakulixaal war bax aa la idhahay ee anaga waxaa rabnaa niman la dhaho " Galeyr oo dafo qoorta ka qabsada, iyo nin siinlaaye ladhaho oo Shuun waraabsha iyo Diidano sugeysa Haaji Qasbaaye.....

    bismilaahiyoooooooooo.. kadaro ka dooro dhal ee keeneen....


    Wareer Badanaa!!!

  17. #17
    Senior Nomad -Lily- is just really nice -Lily- is just really nice
    Join Date
    May 2003
    Location
    London
    Posts
    3,480
    Rep Power
    134
    I would call my kid Valenteenah, if a girl, and Xavier or Maximillian, if a boy. I have got Latin-fever
    A family friend's daughter, who is half-ethiopian & half Italian is called Valenteenah. Maximillian is the name of one of my oldest friend,it's quiet a common name for German boys/men.

  18. #18
    Nomad checkmate is a spectacular nomad
    Join Date
    Apr 2004
    Location
    ....
    Posts
    1,307
    Rep Power
    115
    Originally posted by Scarlet:
    Whenever a boy is born I suggest Galleyr (eagle) as a name but the mother's give me an evil look and banish me out of the room. It's a lovely name though....fine...I'm gonna name my future baby boy that...the most unique boy in the playground. I like Samatar, Ilyas, Warsame, Kayze and Guleed too.

    Girls - I like Suban, Sahoor, Sagal & Waris.

    P.S. I never heard of it...do u know anyone named Galleyr? I hope not.
    I think I am gonna beat you to it..ha ha ha ....Galleyr is my favorite name too.

  19. #19
    Senior Nomad -Lily- is just really nice -Lily- is just really nice
    Join Date
    May 2003
    Location
    London
    Posts
    3,480
    Rep Power
    134
    ^^ How do you pronounce it? I cant make up my mind if i like it or not.

  20. #20
    Senior Nomad Tuujiye is a name known to all Tuujiye is a name known to all Tuujiye is a name known to all Tuujiye is a name known to all Tuujiye is a name known to all Tuujiye is a name known to all
    Join Date
    Apr 2003
    Location
    Dariskaaga
    Posts
    3,877
    Rep Power
    140
    who the hell aa labaxo Galeyr.. Caruurta markee yar yihiin oo foosha xun aa laa baxshaa magacaas..si niyada ee iskugu dhisaan waalidka atleast when they call out his name, he will look good...kkkkkkkkkkkkk

    Wareer Badanaa!!!

  21. #21
    Nomad Qac Qaac is a spectacular nomad
    Join Date
    Dec 2002
    Location
    Kaase balbalaaro
    Posts
    2,536
    Rep Power
    135
    waraa tuujiye bismillah.. siinlaaye aah.. waraa iga tag.. guys for all do respect all the names posted in here are names u can't even pronounce unless aad carabka muruq uu kaa galo.. i am sticking with the islamic names.. xumad, muxumud maa ciyaalkeega ubixin karaa..

  22. #22
    Senior Nomad Som@li is just really nice Som@li is just really nice
    Join Date
    Nov 2002
    Location
    Erigavo, Sanaag, Somalia
    Posts
    5,913
    Rep Power
    0
    the funniest names i seen so far........

    one father named his two sons, Bigays and Cadays, he must have loved tea so much.


    I was also shocked to see a boy with the name SHUKRI.

    Warning, the name HAMDI is masculine,(arabic) and is 4 boys, Hamda is for girls.

    Fav Somali names for girls,

    Siman, Bilan, Maandeeq, Indhadeeq,Shankarroon,


    the names for boys and girls
    Tiriig, Ayaan, IImaan?? anymore

  23. #23
    Junior Nomad Didi Kong is a spectacular nomad
    Join Date
    Mar 2006
    Location
    hmmmm...
    Posts
    416
    Rep Power
    0
    Originally posted by Zafir:

    Imagine calling your daughter Dallaayo, so that some stupidh boys and girls can change her name to Ballaayo. I ain’t having it, no wayy. Screw all the oldie names.
    Zafir jus shuttup and call her Bosaaso. Stick to the international theme. vhy the headache? lol.

  24. #24
    Junior Nomad Abaadir is a spectacular nomad
    Join Date
    Nov 2004
    Location
    Minneapolis
    Posts
    193
    Rep Power
    0
    Don’t know the reason but I kinda like old Somali names. My favorite girls’ name:
    Siman, Soohan, Saxarla, Suuban, Cawlara, Saaqa and Cosob.
    for the boys: Maslah, Guuleed, Diini, Kooshin. Jabarti, Warfaa. Rooble, Abaadir and Ducaale.

  25. #25
    Senior Nomad Baashi is a jewel in the rough
    Join Date
    Oct 2002
    Posts
    3,745
    Rep Power
    142
    Gabdhaha:

    Bilan (fav)
    Maandeeq (fav)
    Haboon
    Hibo
    Hodan
    Idil (fav)
    Ebyan
    Ilwaad (fav)
    Indhadeeq

    Wiilasha:

    Samatar (fav)
    Ahmed (fav)
    Mohamed (fav)
    All Abdi+Allah's 99 names
    Guled
    Gallad (fav)
    Mahad
    Hanad

 

 

Thread Information

Users Browsing this Thread

There are currently 2 users browsing this thread. (0 members and 2 guests)

     

Bookmarks

Posting Permissions

  • You may not post new threads
  • You may not post replies
  • You may not post attachments
  • You may not edit your posts
All times are GMT -5. The time now is 10:49. 1