+ REPLY
Results 1 to 12 of 12
  1. #1
    Senior Nomad Somalia is a glorious beacon of a growing light Somalia is a glorious beacon of a growing light Somalia is a glorious beacon of a growing light Somalia is a glorious beacon of a growing light
    Join Date
    Jul 2011
    Posts
    7,808
    Rep Power
    53

    Ximan and Xeeb meets with Jiinwabi State (Pictures)

    First, I want to start off by congratulating Ximan and Xeeb for its peaceful means of conducting itself. It has shown to be a role model for South Central regions of Somalia and I hope it continues to host its neighbours and brothers like this in a orderly fashion.

    Cadaado : (Allpuntland)-Waxaa maalintii sadexaad Magaalada Cadaado ee xarunta Maamulka goboleedka Soomaaliyeed ee Ximan iyo Xeeb ka soconaya shirweyne balaaran oo isuguyimaadeen in kabadan toban Maamulgoboleed oo ka jira gobolada dhexe ee Soomaaliya kaasoo uu soo qabanqaabiyey Madaxweynaha Maamulka goboleedka Ximan iyo Xeeb iyagoo kawada hadlay sidii loo midayn lahaa maamuladaas islamarkaasna ay dhinacyadu siyaasadooda ku midayn lahaayeen ugu istaagi lahaayeen inay shacabkooda gaaraan.

    Kulanka oo maalintii sadexaad galay ayaa Maanta waxaa ka hadlay madaxbadan waxaana ay Dhinacyadu maanta ka rinsanayeen sidii dalad guud loo samayn lahaa islamarkaasna ay dhinacyadu wadashaqayntooda usii siyaadin lahaayeen Iyadoo dhinacyadu ay isla maanta isku raaceen shirweyne kale oo balaaran oo bartamaha Bisha afraad ee Sanad soo socda ay Cadaado ku qaataan ayna ku dhameeyaan arimaha imika qabyada u ah, Sidoo kalena Waxaa xusid mudan in jaaliyada cadaado ee dibaduhu ay shirka abaabulkiisa ka qaybgaleen iyadoo ergadaas uu horkacayo Gol.Maxamuud Faarax Qaarey.

    Madaxweynayaasha iyo Wakiilada shirkaas ka qaybgalayana waxay kalayihiin.

    1. Dooxo State oo uu horkacayay kusimaha madaxweynaha maamulkaasi Maxamuud shido.

    2. Dooxada Cagaaran State oo ka dhisan shabelleda hoose waxaa horkacayay M/kuxigeenka Cabdiraxakiin Sheikj Cusman Iyo Marwo Maano Sheikh Abuukar.

    3. Hiiraan And Midland State M/Kuxigeen Ahna Kusimaha Madaxweynaha Abuukaate: Cabdulqafaar Axmed Cismaan.

    4. Ceelbuur State Madaxweyne C/laahi Maalin Gaafow.

    5. Hiiraan State Madaxweyne Maxamuud Cabdi Gaab.

    6 . Central State Madaxweyne Maaxmed Xaashi Cabdi.

    7 . Jiinwabi State oo ka dhisan Shaballeada Dhexe Kusimaha Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamud Axmed Maxamed (miiraaq).

    8. Mareeg State Wasiirka Caafimaadka Maxamed Cali Faydheer

    9. Shabeeladha Dhexe State Madaxweyne Kuxigeen Ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Dr. Cabdullahi Sheikh Hassan Adoow (Ashaddu).

    10. Ximan iyo Xeeb Madaxweynaha Maxamed Cabdullahi Malin Addan (Tiiceey) Madaxweyne Kuxigeenka C/raxmaan Shaatticadde Afhayeenka Maxamed Cumar Hagafeey , Duqa magaalada cadaado Axmed Salaad , Xog-hayaha Xafiiska siyaasada Ximan iyo xeeb ee Geeska Afrika Muna Maxamed Diirshe iyo madax kale .

    Kulankani waa kii ugu balaarnaa uguna Muhiimsanaa oo ay qaataan Maamulada deegaankaas uga jira Waxaana dhamaan madaxweynayaasha iyo Wakiilada kale ee shirkaas ka qaybgalay Ay mahadcelin balaaran u jeediyeen Maamulka Ximan iyo Xeeb ee shirkaas soo qabanqaabiyey iyagoona hoosta ka xariiqay in shirkani uu yahay mid muhiim ah oo loo baahnaa.
    Last edited by Somalia; 2011-12-15 at 07:30.

  2. #2

  3. #3
    Nomad Dr_Osman is just really nice Dr_Osman is just really nice
    Join Date
    Aug 2009
    Location
    Oceania
    Posts
    2,861
    Rep Power
    58
    Ok this is beyond a joke. You cant have sub sub clan states. Puntland is 5 regions man..Azania is 2 regions and somaliland is 3 regions they are the only ones who fullfill the guidelines set in the constitution 2 or more states wa very clear.

    I just saw that pic hiiran midland and hiiran state..war nimankan i think they just wanna federalism look like a joke. Go read the constitution boys!!!
    Last edited by Dr_Osman; 2011-12-15 at 07:27.

  4. #4
    Senior Nomad Carafaat is a name known to all Carafaat is a name known to all Carafaat is a name known to all Carafaat is a name known to all Carafaat is a name known to all Carafaat is a name known to all
    Join Date
    Jul 2011
    Location
    Howlwadaag, Muqdisho
    Posts
    8,772
    Rep Power
    59
    Good initiative. Governance is build through dialogue. And through this kind of consolidation real State's are build up bottem-up.

    Go Central States!

  5. #5
    Senior Nomad Somalia is a glorious beacon of a growing light Somalia is a glorious beacon of a growing light Somalia is a glorious beacon of a growing light Somalia is a glorious beacon of a growing light
    Join Date
    Jul 2011
    Posts
    7,808
    Rep Power
    53
    Indeed this is great news.

  6. #6
    Senior Nomad Carafaat is a name known to all Carafaat is a name known to all Carafaat is a name known to all Carafaat is a name known to all Carafaat is a name known to all Carafaat is a name known to all
    Join Date
    Jul 2011
    Location
    Howlwadaag, Muqdisho
    Posts
    8,772
    Rep Power
    59
    Quote Originally Posted by Dr_Osman View Post
    Ok this is beyond a joke. You cant have sub sub clan states. Puntland is 5 regions man..Azania is 2 regions and somaliland is 3 regions they are the only ones who fullfill the guidelines set in the constitution 2 or more states wa very clear.

    I just saw that pic hiiran midland and hiiran state..war nimankan i think they just wanna federalism look like a joke. Go read the constitution boys!!!
    Galguduud, Hiiraan, Shabellede Dhexe are 3 regions. I assume ASWJ will join in a later stage once these local or sub-regional initiatives havemerged.

    Now the big question is what will Mudug do. Once the city of Galkacyo (and therefor the region of Mudug) is united again under one administration, will it became the hinterland of Puntland or the powerhouse/ center of the Central region of Somalia?

    If I was a Mudugian, I would rather live in the center and be part of a metropolitan city/region and set the standard of modern Somalia then become the laughing stock of Somalia(like in the past) for being reer myi and live in some backword clan elders dominated hinterland who nobody cares about. And I would think, why ever go to Moqdishu when my Galkacyo can become the new Moqadisho.
    Last edited by Carafaat; 2011-12-15 at 19:08.

  7. #7
    Moderator Miskiin-Macruuf-Aqiyaar is a splendid one to behold Miskiin-Macruuf-Aqiyaar is a splendid one to behold Miskiin-Macruuf-Aqiyaar is a splendid one to behold Miskiin-Macruuf-Aqiyaar is a splendid one to behold Miskiin-Macruuf-Aqiyaar is a splendid one to behold Miskiin-Macruuf-Aqiyaar is a splendid one to behold Miskiin-Macruuf-Aqiyaar is a splendid one to behold Miskiin-Macruuf-Aqiyaar is a splendid one to behold
    Join Date
    Dec 2001
    Location
    Koronto on Kanata
    Posts
    10,139
    Rep Power
    184
    Meeqo gobol magac u yaal Shabeellada Dhexe matalo meesha ku qoran? Bisinka. Waxaaba kasii daran kuwii gacanta ku haaye, oo awooda u lahaana meesha ma joogaan but kuwii qurbaha ku wareeray kuraas caag iigu fadhiyo, sheeganaayana gobol inay matalaan aynan waliba hal buul ka maamulin.

    Waxaan labadoo shilin ayaa Qaramada Midoobay in looga raadsado la rabaa. A nation of unashamed beggers noqonay, bilaa xishood la'aan.

  8. #8
    Junior Nomad Sensei is a jewel in the rough
    Join Date
    Sep 2009
    Location
    Vienna
    Posts
    598
    Rep Power
    48
    Lool, war ninyahoow bahasha gobolka la yiraah sidii tukaankii oo kale bay u furaan.

  9. #9
    Senior Nomad Somalina is a spectacular nomad
    Join Date
    Oct 2005
    Location
    Mogadishu, Somalia
    Posts
    7,785
    Rep Power
    0
    War fiican. Shir Soomaaliyeed oo shisheeyey abaabulin waa la soo dhaweeynaayaa. Guul Inshallah.

  10. #10
    Senior Nomad The Zack is a name known to all The Zack is a name known to all The Zack is a name known to all The Zack is a name known to all The Zack is a name known to all The Zack is a name known to all
    Join Date
    Nov 2007
    Location
    Badhaadhe, Jubbada Hoose
    Posts
    7,433
    Rep Power
    98
    LOOOOOL@Dooxada Cagaaran State.. mayee dooxada guduudan. And where in the world of Somalis is JiinWabi State ? Hiiraan Midland Hiiraan upland-na keenna haddaa rabtaan. War kuwan yaa dhaho Maamul Goboleednimada ciyaarta ka daaya sidii sheekada masaajidka cayaarta ka daaya!

  11. #11
    Senior Nomad Xaaji Xunjuf is a name known to all Xaaji Xunjuf is a name known to all Xaaji Xunjuf is a name known to all Xaaji Xunjuf is a name known to all Xaaji Xunjuf is a name known to all
    Join Date
    Jan 2008
    Location
    Jerusalem
    Posts
    22,827
    Rep Power
    146
    Well done reer ximan iyo xeeb they are hard working people ilahay ha garab galo mr tiicay and all the other regions that attended the conference
    Last edited by Xaaji Xunjuf; 2011-12-17 at 02:46.

  12. #12
    Senior Nomad Somalina is a spectacular nomad
    Join Date
    Oct 2005
    Location
    Mogadishu, Somalia
    Posts
    7,785
    Rep Power
    0
    Waxaa Kamid ahaa Qodobadii kasoo Baxay Shirkaasi oo uu Aqriyay Gudoonka Shirkaasi ahna Madaxweynaha Maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/llalhi Macalin Aadan Tiiceey,

    1- Kadib 20 sano oo ummadda Somaliyeed dagaal ay ku jirtay waxaa Cadaado ku qabsoomay shirkii ugu horeyay oo Bulshada ay kaga tashaneyso ayaayahooda iyadoo aysan jirin faragiln shisheeye.

    2-Waxaa la go’aamiyay in maamul goboleed balaaran laga dhiso bartamaha somaliya kaasi ay u dhan yihiin maamul goboleedyadan sharaeecada islaamkuna saldhig u tahay.

    3-Waxaa la go’aamiyay in la xoojiyo dalada guud ee kasheqeyneysa mideynta maamul goboleedyada.

    4-Maamuladu waxa ay isku raceen in la sameeyo sadex gudi hoosaad oo kala ah (A) gudiga dib u heshiisiinta iyo arrimaha bulshada ( B ) gudiga arimaha gudaha iyo xalinta qilfaadka ( C ) gudiga dastuurka sameynta.

    5 Tirada xubnaha dalada waxa ay min hal xubin ka imaneysaa maamul goboleedyada.

    6 Awood qeybsiga waxaa lagu saleynayaa deegaan iyo degmo.

    7 Xubnaha dalada waxaa marjac u ah madaxweynayasha maamul goboledyada.

    8 Maamul goboleyada waxa ay si siman uga qeyb qaadanayan dhaqaalaha ku baxaya shirarka dhaqaalahaasna waxaa lagu aruurinaya qasnad gaar ah.

    9 Shirweynaha kan xiga waxaa markale uu kadhacayaa cadaado 1 April 2012.

    10 Maamulkasta waa inuu shacabkiisa ku wacyigaliyaa dhismaha nabad galyada isla markaana diyaariyaa aqoonyahano, waxgarad iyo culuma`udiin shirka uga qeybgala.

    Gaba gabadii shirka waxa ay Maamul goboleedyada ay soo sareen baaq dhamaan maamul goboleedyada kasoo qeybgalay shirkan ay dirayaan Dhamaan Shacabks Soomaaliyeed iyo Maamulada ka jira wadanka Inay Kashaqeeyaan Sidii dhamaan loomideyn lahaa.
    Tiicey wuu dadaaley, Masha Allah.

 

 

Thread Information

Users Browsing this Thread

There are currently 1 users browsing this thread. (0 members and 1 guests)

     

Bookmarks

Posting Permissions

  • You may not post new threads
  • You may not post replies
  • You may not post attachments
  • You may not edit your posts
All times are GMT -5. The time now is 01:36. 1