Allaha U naxariisto Faadumo qaasin Hilow oo ku geeriyootay London.
Faduma Qaasim oo uu dhalay fanaankii Weynaa ee Qaasim Hilowle ayaa waxey fanka soo gashay Lixdameeyadii iyadoo dhigtay ruwaayado badan oo caanbaxay qaadayna heeso taariikh fog ku yeeshay fanka Soomaalida , waxaana fankeeda dhaxlay Caruurteeda iyo kuwii ay sii dhaleen.
Allah ha u naxariisto Faadumo ....




Reply With Quote

Bookmarks