Salaan iyo soon wanaagsan.
Jillaagii ugu qatarsanaa Soomaalida soo maro. Ar muxuu wax jili karaa, oo jeesto bilaash loogu bixin. Marxuumka Eebbe ha u naxariistee ruwaayado badan uu jilay, oo kamid ah qeybtaan.
Kuwa shabakadaas leh illeen maba yaqanaan markee ugu waceen cajalka "calaacal" hees. Cajalka waxaa ka muuqdo Sanqool, Dhagool iyo Shimaali. Ruwaayadaan maxaa la dhihi jiray waaba ilooway? Tan uu xabsiga galaayo ma'ahoo? Rafaad iyo raaxo?
Iikar Jeesto




Reply With Quote

Bookmarks