+ REPLY
Results 1 to 10 of 10
  1. #1
    Senior Nomad BOB is a name known to all BOB is a name known to all BOB is a name known to all BOB is a name known to all BOB is a name known to all BOB is a name known to all
    Join Date
    Jul 2003
    Location
    Majengo
    Posts
    4,219
    Rep Power
    140
    Yaa dhehe Reer Xamar murti iyo maah maah ma leh?

    Check This Out.

    1-Luuq Luuq maroow laazim laamigaas imaahaa.

    2-Canjeelo sidii ukala koreeso aa loo kala qaataa.

    3-Meel libaax soo galay lo' majoogeeso.

    4-Awkeey dooli diloow dad nool maas udaahaa.

    5-Ninkii waaw dhaho uslee laga warsugaa.

    6-Dameer isku haleen ee habarteed dabada uga nuugtaa.

    7-Nin weyn oo waashe webigaas ku dhacaa.

    8-Sabuul galeey ninkusiiyaa la siiyaa.

    9-Malaay banaan ma imaadee makhaadin aa keente.

    10-Cimrigaagoo weeynaado caqligaadaas caawihaa.

    11-Cimrigaadoo weeynaado geel dhalaayo aas ku tusaa.

    12-Cusbo caan waaye.

    13-Luquntaada oo lagu murmo laqdabo waaye.

    14-Baabuur qaboow Jinni qaboow.

    15-Maseeroow moos batiiq waaye.

    16-Lammo iyaaka dhexdooda nacbudu waaye.

    17-Jibaal fashoow jinkaa ma ahin.

    18-kuunto wixii loo kuuse karaamo lee ma ahinoo .

    19-Naag wixii haayo xarig lee ma ahinoo.

    20-Musbaax mininkaa ubaahan minin dadoow mala geeyo.

    21-Belaayadaada ninkii rabo biyo baasto aas kugu shubaa.

    22-Deriskaagoo daan-daansigaaga rabo dooradaada iga ceshahaas ku dhahaa.

    23-Intii baal qabto waa biibtee dooro mexee ubiibi weesi?

    24-Malakul mood minin faaruq maxaas ka qaadaa?

    25-Ninkii la waayo mininkiisaa laga tawaa.

    26-Dooli bood-boodkiisa mukulaal dhirifkeeda waaye.

    27-Kadaloob kuunto wadkeeda waaye.

    28-Macno la'aan minin xumaa ka danbeeso.

    29-Mininkeey iiga bax iyo maalkeey isii meel loo moodo maleh.

    30-Quraansho aruurte anyax waa jiidee.

    intaas aan hayaa marka haduu jiro qof wax kale ku dari karo SOO DHOWOOW..nin/naag iska dhig dhexda soo xiro..surwaalka soo laa laabo...biyo isbarmuuto cab..biyo bad ka dhereg..Meaning---> Waxaa Rabto Sheeg .

    Peace,Love & Unity.

  2. #2
    Junior Nomad lol is a spectacular nomad
    Join Date
    Sep 2001
    Location
    lllllllllll
    Posts
    757
    Rep Power
    0
    Originally posted by BOB:

    4-Awkeey dooli diloow dad nool maas udaahaa.

    5-Ninkii waaw dhaho uslee laga warsugaa.

    6-Dameer isku haleen ee habarteed dabada uga nuugtaa.

    13-Luquntaada oo lagu murmo laqdabo waaye.

    16-Lammo iyaaka dhexdooda nacbudu waaye.

    18-kuunto wixii loo kuuse karaamo lee ma ahinoo .

    23-Intii baal qabto waa biibtee dooro mexee ubiibi weesi?

    24-Malakul mood minin faaruq maxaas ka qaadaa?

    25-Ninkii la waayo mininkiisaa laga tawaa.

    26-Dooli bood-boodkiisa mukulaal dhirifkeeda waaye.

    27-Kadaloob kuunto wadkeeda waaye.

    29-Mininkeey iiga bax iyo maalkeey isii meel loo moodo maleh.

    Qosol dardiis dibka aan ka jareeyhooyaa... Maahmaah reer xamar intaas aabu igu filneed aan ku dhahay...

  3. #3
    Senior Nomad BOB is a name known to all BOB is a name known to all BOB is a name known to all BOB is a name known to all BOB is a name known to all BOB is a name known to all
    Join Date
    Jul 2003
    Location
    Majengo
    Posts
    4,219
    Rep Power
    140
    Hibo,
    hayehee kuwo kale kusoo dar...waa ogahay reer xamar khaliijka wee buuxaan maahmaah iyo murtidooda kolleey waa maqashee. [img]smile.gif[/img]

    Peace,Love & Unity.

  4. #4
    Senior Nomad Nephissa is a spectacular nomad
    Join Date
    Aug 2003
    Location
    here and there
    Posts
    3,848
    Rep Power
    131
    1) Dooro aa tiri Kii Kii, Diikh waxaas yiri Kuu Kuu.

  5. #5
    Junior Nomad lol is a spectacular nomad
    Join Date
    Sep 2001
    Location
    lllllllllll
    Posts
    757
    Rep Power
    0
    BOB: Waa buuxaan laakiin ma aragti ma i dhahdidoo... mininkaan ka baxaa jiko aan dalaq dhahaa ka dibne mininkii saaki ka kalehay leebo ku soo noqo hooyaa... umud iyo aniga haween iyo maalin aan kala nahay.. laakiinse lamadoo xabo oo kasaayow aa jiraan..

    1. Mukulaal mininkeeda joogto Mici libaaxeey leedahaa

    2. Musuqmaasuq mashaqaas ku dambeeyaa
    3. Kalafooto ninkii boodo kaliifka wac.

    >> inta kale waa ka soo fekeraa intaas iyo in adiga sheegi lee saacadaan xasuustaa...

  6. #6
    Moderator nuune is a name known to all nuune is a name known to all nuune is a name known to all nuune is a name known to all nuune is a name known to all nuune is a name known to all nuune is a name known to all
    Join Date
    Apr 2002
    Posts
    12,096
    Rep Power
    183
    3. Kalafooto ninkii boodo kaliifka wac.
    Classic stuff

  7. #7
    Senior Nomad BOB is a name known to all BOB is a name known to all BOB is a name known to all BOB is a name known to all BOB is a name known to all BOB is a name known to all
    Join Date
    Jul 2003
    Location
    Majengo
    Posts
    4,219
    Rep Power
    140
    Hibo...Adiga Caadi matihid..qatar aa tahay.

    Shirxun qofkii socdo iyo shaneemo ruux aaday shar waa la kulmaa sheydaan ma waahaayo.

    Nimaa run sheegin beenaa u karooran.

    Nin ku gaade waa loo gabadaa.

    Nin roorooyo hortiis mala rooro.

    Peace,Love & Unity.

  8. #8
    Senior Nomad Baashi is a jewel in the rough
    Join Date
    Oct 2002
    Posts
    3,745
    Rep Power
    142
    ^ looooooooooool @ kuunto wixii loo kuuse karaamo lee ma ahinoo...never heard of this one...nice one dang.

    1. Waa la moodaa, minii la moodi waayana, waa la muusaa.

    2. Luuq-luuq ka baxoow, laasim laamiyaas ku geehaa.

    3. I jiid iyo aan ku jiido, aan is jiidno lee ma'ahinoo.

    Reer Benadir kuwa ay wax ka badeleen:

    4. Labo qaawan waa u tooste (original: isma qaado).

    5. Nin daad qaaday waa ku deeye (oroginal: xumbo cuskay).

  9. #9
    Senior Nomad BOB is a name known to all BOB is a name known to all BOB is a name known to all BOB is a name known to all BOB is a name known to all BOB is a name known to all
    Join Date
    Jul 2003
    Location
    Majengo
    Posts
    4,219
    Rep Power
    140
    Originally posted by Baashi:

    4. Labo qaawan waa u tooste (original: isma qaado).

    5. Nin daad qaaday waa ku deeye (oroginal: xumbo cuskay).
    LooooooooooooooooooooooL...i never heard these two before laakiin caadi ma aha... .

    Peace,Love & Unity.

  10. #10
    Nomad checkmate is a spectacular nomad
    Join Date
    Apr 2004
    Location
    ....
    Posts
    1,307
    Rep Power
    115
    Funny topic Bob!
    LooL@baashi...

    1) Been hadii sheegeesid Been dacas qabto lee sheeg.

    Shactiro gaaban!

    Koo reer xamar ah, aa wuxuu soo galay meel reer wuqooyi jaad ku gadaan.

    Reer xamar: WAARYEEE**In the most qaldaanast way**Jaad oo fashaq eh ma yaalaa?
    Guygii Reer wuqooyi wuxuu u maleeyey jaad nooc kaleeto in uu rabo
    Reer wuqooyi: Waar hareeri gii dhaadheeraa oo casaa baanu heynaa
    Reer xamar: baaraxi aa igu khaarajin rabtaa yaaah
    Reer wuqooyi: waar aqalka iiga bax.

Thread Information

Users Browsing this Thread

There are currently 47 users browsing this thread. (0 members and 47 guests)

Bookmarks

Posting Permissions

  • You may not post new threads
  • You may not post replies
  • You may not post attachments
  • You may not edit your posts
All times are GMT -5. The time now is 03:29. 1