+ REPLY
Results 1 to 17 of 17
  1. #1
    Senior Nomad Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of
    Join Date
    Aug 2006
    Posts
    10,751
    Rep Power
    136
    Saado Cali - Qaran doon

    isku tiirsadoo tashadoo tawxiidka cuskadoo...

    Allow towba wada dhaha tawba...

    love you saado..keep doing what you do best, keeping the Somali dream alive.

    salaam

  2. #2
    Senior Nomad A_Khadar is a name known to all A_Khadar is a name known to all A_Khadar is a name known to all A_Khadar is a name known to all A_Khadar is a name known to all A_Khadar is a name known to all
    Join Date
    Dec 2009
    Location
    One of the Planets
    Posts
    4,264
    Rep Power
    62
    Beuatiful indeed... Tahliil isku saydha, allow towba wada dhaha... I love it...

  3. #3
    Nomad *ANWAR* is a glorious beacon of a growing light *ANWAR* is a glorious beacon of a growing light *ANWAR* is a glorious beacon of a growing light
    Join Date
    Jan 2006
    Location
    Under the Mountain
    Posts
    1,452
    Rep Power
    97
    i dont like her

  4. #4
    Senior Nomad Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of
    Join Date
    Aug 2006
    Posts
    10,751
    Rep Power
    136
    ^ Don't bother commenting if u had nothing good to say...

    Marba talo xumeedeen somaliyey
    Marba tacab khasaarteen somaliyeey
    Marba tamar dareedeen somaliyeed
    Wad is togateen isku toobe seegteen

    Tarikhta moyee tagtay ya la fara galin
    Joogtada uu toog hay
    Timaatada ku tala gala

    Isku tiirsada oo tashado
    Tawxiid cuskadoo
    Xumiyihi ha tagee
    Tahliil isku seedha
    Allow toba wada dhaha tawba

    Marba turuturooteen soomaaliyeey
    qaranki tuurteen somaliyeey
    Midnimadii khasayseen somaliyeey

    Isku tiirsada oo tashado
    Tawxiid cuskadoo
    Xumiyihi ha tagee
    Tahliil isku seedha
    Allow towba wada dhaha tawba

  5. #5
    Senior Nomad Xaaji Xunjuf is a name known to all Xaaji Xunjuf is a name known to all Xaaji Xunjuf is a name known to all Xaaji Xunjuf is a name known to all Xaaji Xunjuf is a name known to all
    Join Date
    Jan 2008
    Location
    Jerusalem
    Posts
    22,838
    Rep Power
    146
    saado cali wa qarrandiid. wa reer doon. wa xaqiiqa oo dhab oo jirta.

  6. #6
    Senior Nomad Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of
    Join Date
    Aug 2006
    Posts
    10,751
    Rep Power
    136
    ^aflagaad iyo edabdaro hadaad rabtid u furo topic kale...

    I think when someone starts a topic they should have the right to delete the comments they are not happy with.especially when the person who starts the topic doesn't care for dumb arguments...its one thing to have a logical argument its another to keep yapping the same story day in and day out...

    I mean hello saado cali stated her position and thats that why do you have the need to keep writing negative comments?? clearly you must be intellectually challenged....

    Seriously move on.....and if you believe in somaliland..adiga isku koob dadka kale sanka waxba hakaga masaxin..

    reer doon cida ahna waa la ogyahay...ma aha mid la iswaydiinayo...

    salaam

  7. #7
    Nomad Gheelle.T is a name known to all Gheelle.T is a name known to all Gheelle.T is a name known to all Gheelle.T is a name known to all Gheelle.T is a name known to all Gheelle.T is a name known to all
    Join Date
    Jul 2008
    Location
    Khuuriga Neekro
    Posts
    2,964
    Rep Power
    75
    Originally posted by Xaji_Xunjuf:
    saado cali wa qarrandiid. wa reer doon. wa xaqiiqa oo dhab oo jirta.
    Cajiib! Qarannow xaal qaado. Waraa fiiri haddii ay calanka kuugu dhagsan aay qaadato waa qaran raac miyaa markaas?

  8. #8
    Senior Nomad Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of
    Join Date
    Aug 2006
    Posts
    10,751
    Rep Power
    136
    ^lool reerkiisu wa qaran ma istidhi...soma la odhan nin walba kitaab qumane qorta u sudhan lakin this dude takes it to another level....

    tan kale xagey ka shaqeenasa reerkeyga ayaan dhinac u goosanaya reeraha kalena waxaan raba in ay qasab igu soo biraan...nin walba reer buu leyahay reerkiisuna raba.

    no one cares whether he believes in somaliland or not, but he doesn't need to force it on other people...seriously he needs to get real...its time for self reflection..

    laakin horay soma la odhan danyeerku candhatiisa cas ma arko kuwa kale u muuqda...

    so we can safely say the previous maahmaah sums up this guy's opinion LOL...

    salaam

  9. #9
    Moderator nuune is a name known to all nuune is a name known to all nuune is a name known to all nuune is a name known to all nuune is a name known to all nuune is a name known to all nuune is a name known to all
    Join Date
    Apr 2002
    Posts
    12,317
    Rep Power
    185
    ^^ Aaliyah, don't worry about Xaaji Xeyraan, ee keep up the good work, love the songs though, and whoever said Saado is not Wadaniyad, they made a grave mistake.

  10. #10
    Nomad Showqi is a splendid one to behold Showqi is a splendid one to behold Showqi is a splendid one to behold Showqi is a splendid one to behold Showqi is a splendid one to behold Showqi is a splendid one to behold Showqi is a splendid one to behold Showqi is a splendid one to behold
    Join Date
    Jan 2010
    Location
    Canada
    Posts
    2,647
    Rep Power
    60
    Saado is the only person uu dhiig Soomaalinimo ku jiro. Dadka intiisa kale waxaa madaxa ka galay Qabiil

  11. #11
    Senior Nomad Xaaji Xunjuf is a name known to all Xaaji Xunjuf is a name known to all Xaaji Xunjuf is a name known to all Xaaji Xunjuf is a name known to all Xaaji Xunjuf is a name known to all
    Join Date
    Jan 2008
    Location
    Jerusalem
    Posts
    22,838
    Rep Power
    146
    Aaalia if you want to describe saado cali as a saint, she is just an entertainer, a singer that really wants a clan region within a country and if you portray her as A Nationalist , well i have to disappoint you and tell you how it is.

  12. #12
    Senior Nomad Che -Guevara is a splendid one to behold Che -Guevara is a splendid one to behold Che -Guevara is a splendid one to behold Che -Guevara is a splendid one to behold Che -Guevara is a splendid one to behold Che -Guevara is a splendid one to behold Che -Guevara is a splendid one to behold Che -Guevara is a splendid one to behold
    Join Date
    Oct 2002
    Location
    Boston & Mogadisho
    Posts
    19,495
    Rep Power
    205
    You people are allowing secessionist lecture your about Qarinimo. Idinkaabe ka,waalan.

  13. #13
    Senior Nomad Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of Aaliyyah has much to be proud of
    Join Date
    Aug 2006
    Posts
    10,751
    Rep Power
    136
    that really wants a clan region within a country and if you portray her as A Nationalist , well i have to disappoint you and tell you how it is.
    within a country??? lol saad isku qumantahay humors me walahi. mesha ma aha iijiid aan ku jiide yacni maanto dhan kuma jiri karno in aan kusoo celceliyo waxaan aminsanahay ama waxaad aminsantahay.

    marka waxaad amisantahay wa iyeelkada..shaqa yeelo meshana logama baahna waxaad sheegasid..

    We will agree to disagree, so don't bother commenting further with your nonsense in this thread...

    Nune and Showqi keep the positive comments coming...tnx

    Che lol wa saas anaaba ka waalan markaan shekada lasii wadayo.....

    salaam

  14. #14
    Senior Nomad Xaaji Xunjuf is a name known to all Xaaji Xunjuf is a name known to all Xaaji Xunjuf is a name known to all Xaaji Xunjuf is a name known to all Xaaji Xunjuf is a name known to all
    Join Date
    Jan 2008
    Location
    Jerusalem
    Posts
    22,838
    Rep Power
    146
    haye wayahay saado cali Khuusuusiga ku darsada , mala xoreyntad sheegeysid bay ka qeyb qadaan.

  15. #15
    Nomad Cawaale is a glorious beacon of a growing light Cawaale is a glorious beacon of a growing light Cawaale is a glorious beacon of a growing light
    Join Date
    Jan 2004
    Posts
    1,271
    Rep Power
    121
    Waxaan rabaa tusaale xaaji-xurguf khaas u eh in aan soo qaato, midna waa iga afeef oo reer Somalialnd(haa somaliland)lama wadagaan tusaalahan!

    Xaaji waad la socota dabcan in yahduudu horay loo baabi'iyay dhib weynna loo geestay, maanta ayagii baa qatyaan laga taagan yahay oo dhibkoodii dhib ka weyn umadda reer falastin ku haya! waxaa intaas kuu dheer ayagoo cidii wax ka sheegta ama ku tiraahda waad qaldantihiin ku eedeeya in uu yahay qof ka soo horjeeda jiritaankooda oo neceb yuhuuda "Antisemitism"!

    Tusaale guud: Xiligii taliskii siyaad barre cid kasta oo kasoo horjeesata nidaamkiisa waxuu ku eedeyn jiray in uu yahay qaran-diid iyo dib jire danaha umadda ka soo horjeeda, maanta cid kastaa oo Somaliland nidaamkeeda dhaliisha waa qaran-diid reer doon ah sowmaahan?

    Aad idin xasuusiyo in fanaaniin iyo Abwaanno kasoo jeeda Somaliland ay afka kala dagalayeen taliskii siyaad, waxaa ka mid ahaa Abwaanka caanka Hadraawi oo Maansadiisii "Hargeysi ma toostay" ku dhiira galinayay dadka reer hargeysa in ay ka hor yimadaan taliskii Siyaad, waxana ereyadeeda ka mid ahaa:-

    Hargeysi ma toostay Hogaanka ma diiday Hadhqoodka ma tuurtay Inaanay humaaga Hadoodilan yeelin Haday samo waydo Inay hantideeda Nafteeda hurayso Hubaal ma cadaysay Hadaanan hadaanan

    Hadii la yiraahdo Saado waxay ku hadleysa magac aqabiilkeeda, Hadraawina(Hadrawi qabiiliiste ma ahan) la mid buu noqon!.

    Marka ragii iga horeeyay siday ka dhawajiyeen Saado ma ahan qof reer doon ah, ee waa qaran doon.
    Shalay waxay ka dhiidhiyeysay oo ay ka biya diideysay gumaadka shacabka, maantana sidoo way maquuninta shacabka ayay diidantahay!

    Ugu dambeyntii akhbaar Saado ku saabsan ayaan u haayaa fankeeda iyo qaraabadeeda . Saado waxay so waddaa hees cusub oo wadani ah, heesta waxa kula luqeynaya Fanaanka weyn Axmed Naaji sacad!..heesta magaceeda waa "Qaran-Dumay"..Erayadeedana waxa ka mid ah:-

    Qaran dumaan xasuustoo, Qax iyo dhibaatiyo, Raja lagama quustee, Qabyo way dhamaanoo, Qaadirkeey hakula jiro".

  16. #16
    Senior Nomad Jacpher is a glorious beacon of a growing light Jacpher is a glorious beacon of a growing light Jacpher is a glorious beacon of a growing light Jacpher is a glorious beacon of a growing light
    Join Date
    Oct 2004
    Location
    Bluegrass
    Posts
    5,168
    Rep Power
    126
    Nice song but isn't she getting a little old for this?

  17. #17
    Senior Nomad Saalax is a jewel in the rough
    Join Date
    Jun 2009
    Location
    Darsi, Sanaag.
    Posts
    6,074
    Rep Power
    69
    In Saado's ali eyes the only qaran she sees is being controlled from xamar or garoowe.

Thread Information

Users Browsing this Thread

There are currently 1 users browsing this thread. (0 members and 1 guests)

Bookmarks

Posting Permissions

  • You may not post new threads
  • You may not post replies
  • You may not post attachments
  • You may not edit your posts
All times are GMT -5. The time now is 05:39. 1